Iyada oo saacadihii la soo dhaafay dilal la xiriira aanooyin qabiil ay ka dhaceen degmada Kaaraaan ee gobalka Banaaadir ayaa laamaha ammaanka Soomaaliya waxa ay shir deg deg ah ka yeesheen arrintaas
Month: September 2022
Al- Shabaab oo 13 sanno ka dib laga saaray Booco oo Hiiraan ka tirsan.
Ciidanka Dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa iska hor imaadyo ku dhaxmaray..
Dadka Gobolka Bakool Ma Al- Shabaab ayay iska dulqaadayaan ?
Odayaasha dhaqanka degmada Xudur oo ka qayb galay kulankan ayaa..
2014 ilaa 2022 imisa Maxabiis ayay is waydaarsadeen USA & Taliban.
Tan ayaa ka dhigan markale oo labada dhinac ay is waydaarsadaan Maxabiis..
USA ”$ 700 milyan ayaan ugu deeqnay Soomaaliya si abaaraha wax looga qabto”
Soomaaliya waxaa ka taagan dhibaato ba'an oo ka dhalatay abaaraha ..
Xildhibaan ka tirsan Golaha shacabka Soomaaliya oo geeriyooday
Xildhibaan Maxamed Maxamuud Mursal (Boorow) ayaa la..
Degmo 10 sano maamulan Shabaab oo muran ka dhashay maamul Qoorqoor u magacabaay.
Degmadda Xarardheere ayaa 10-sano in ka badan waxa maamulaya Xarakadda Al-shabaab...
Dowladda maxay la tagtay Shirka guud ee Qaramada Midoobey ee New York ?
Waxaa sidoo kale shirar doceedyo badan oo horay loo qorsheeyey
Kenya: How Kenya’s Fuel Prices affect other East African Countries
Just a day after his momentous inauguration, President William Ruto found himself in a tight spot in which he had to make a tough decision. Last Wednesday, Kenya’s Energy Petroleum and Regulatory Authority (EPRA) announced new fuel prices for the period ending October 14. This announcement deteriorated Kenya’s economic situation further as consumers woke up...
Warsaxaafadeed kasoo baxay DFS ayaa lagu sheegay ugu yaraan 5 katirsan Al-Shabaab lagu dilay deegaanka Camal
Warsaxaafadeed kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay iugu yaraan 5 katirsan Ururka Al-Shabaab lagu dilay deegaanka Camal ee gobolka Hiiraan