Dagaalka u dhaxeya ciidamada dowladda iyo dadka deegaanka oo isku dhinac ah iyo kooxda Al-Shabaab ayaa wali ka socda gobolka Hiiraan, xilli maalin ka hor ciidamadu la wareegeen deegaanka Aboorey oo kamid ah saldhigyada ugu waaweyn ee Al-Shabaab ay ku laheyd gobolka
Month: September 2022
Deg Deg Ciidamada DF iyo dadka deegaanka oo la wareegay deegaanka Jaw
Muqdisho (Raxanreeb) Wakaaladda wararka ee Afka Dowladda ku hadasha loona yaqaanno SONNA ayaa baahaisay sawirro iyo qooraal yaroo kooban ayagoona sheegay in gacan ku haynta deegaanka Jaw ay la wareegeen ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya. ”Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa maanta la wareegay gacan ku heynta Degaanka Jaw oo khiyaastii 55km u jirta Degmada Guriceel ee Gobolka...
Wasiirkii ka soo dhoofaya Dalka fasax ayuu ka qaadanayaa RW Xamse.
Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada oo aan xogtan wax ka waydiinay ayaa ka gaabsaday in wax jawaab ah ka siiyaan RBC.
Heshiis horudhac ah oo laga gaaray colaad muddo dheer ka jirtay Galgaduud.
Xabad Joojin Aan sharuud gooni ah Lugu xirin oo laga hErgaliyo deegaanka..
Muqdisho : go’aan adag oo ka dhan ah Al- Shabaab oo la soo saaray.
Kulanka Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Odayaasha dhaqanka ayaa..
Maxay u xiran yihiin seddax maalin waddooyinka Gaalkacyo?
Sababaha ay u xirmeen waddooyinka magaalada Gaalkacyo ayaa ah ka dib...
Wafdi ka socda DFS oo ka qeyb galaya Shir ka socda dalka Masar
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xildhiban Biixi Iimaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalay furitaanka shir weynaha 48aad ee Shaqada Jaamacadda Carabta, kaas oo Maalintii labaad ka socda Magaalada Qaahira ee dalka Masar
Afhayeenka guud ee Al-Shabaab oo si layaab leh uga hadlay kacdoonka Qabiillada
Afhayeenka Guud ee Ururka Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa markii ugu horreysay ka hadlay kacdoonka ay billaabeen dadka shacabka, islamarkaana looga soo horjeedo Ururkooda
DFS ” Hadalka Cali Dheere Afhayeenka Al- Shabaab waa cataaw ”
Isgoo u waramayay Taliyaha Maxamed Tahliil Biixi ayaa ..
Midawga Yurub oo shaaciyay in uu lacagaha ka jarayo dalka Hungary
Johannes Hahn oo ah guddoomiyaha guddiga miisaaniyadda Midawga Yurub ayaa...
