Taliska Ciidamada Nabadsugida dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool waxaa ay kusoo bandhigeen Xubin katirsanaa ururka Al-Shabaab, kaas oo isku soo dhiibay Ciidamada
Month: September 2022
DF & DG oo isku heysta wax qaybsi la garan la’yahay.
Waxaa muhiim ah in Dowladda Goboleedyada ay ka fiirsadaan doodaha dhaawacaya dib u soo nooleynta wadashaqeynta dowladda federaalka iyo
MAXAA KU SOO KORDHAY : Qarax ka dhacay Degmada Bardaale ?
Ciidamada dowladda iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed ee ku sugan degmada Bardaale ..
Wasiirka Caafimaadka DF oo ka hor yimid shaqaale qarsoodi ah oo uu qortay Agaasimaha Guud (Xog)
MUQDISHO (Raxanreeb) Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa ka hor yimid qorshe shaqaale qarsoodi ah lagu soo galiyey nidaamka Wasaaradda.
DEG:DEG Dagaal u dhaxeeya maleeshiyo beeleed oo ka socda Cadale.
RBC xog uu ka helayo Degmooyinka Raage Ceele iyo Cadaale ayaa sheegay..
Goormuu furmayaa Shirka DF Deni se maxa laga sameynayaa ?
Shirkan ayaa daba socdo kulankii fashilmay ee ay gudaha Muqdisho ku yeesheen...
FAALLO : Madax is diidan oo isku arakaya shirka Muqdisho ka furmaya.
Shirkan waxaa isku arki doona Madax is diidan , isla khilaafsan , kala aragti duwan
Xildhibaan Xusul oo ka jawaabay hadalkiisii Xiisadda Abuuray
Cabdirisaaq Aadan Warsame (Xusul) oo ka mid ah xildhibaanada golaha shacabka ayaa jawaab ka bixiyey hadalkiisii xiisadda abuuray ee ciidanka Macawiisley uu ku weeraray
Golaha deegaanka Xudud oo doortay Guddoomiye cusub
Golaha deegaanka Xududr oo doortay Guddoomiye cusubl
Maxaa keenay hadal haynta sawirka Fiqi & Qoorqoor ?
Baraha Bulshada ayaa si aad ah waxaa u qabsaday sawirka ay.....



