Taliska Booliska Soomaaliya ayaa digniin u diray odayaal dhaqan oo la sheegay inay hor taagan yihiin maxkamadaha dalka, kuwaas oo doonaya inay xeer dhaqameed ku xaliyaan kiiska gabar 7-sano jir ah oo maalmo ka hor lagu dilay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir