Muqdisho (Raxanreeb ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa caawa shir guddoomiyay shir Golaha Wasiirrada oo degdeg ah oo looga hadlayey gurmadka dadkii ku waxyeeloobay qaraxyadii ay shaley magaalada Muqdisho ka geysteen kooxaha Khawaariijta ee magaca diinta Islaamka ku qaraabanaya. Waxaana ka soo baxay qodobaddan soo socda 1. Dowladda Federaalka ee Soomaaliya...
Day: October 30, 2022
Xukuumadda oo magacabowday Guddi Gurmad oo deg deg ah.
Ra’iisul Wasaaraha oo xiganaya qodobada 99 iyo 100 ee Dastuurka KMG..
Dalalka Turkiga iyo wadamo carbeed oo canbaareeyay qaraxyadii shalay ee Soobe
Wasiirka Arrimaha Dieadda Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac, ayaa kulamo kula yeeshay Caasimadda Algiers intii uu socday kulanka loogu gogol-xaarayay Shir madaxeedka Carbeed
Mustafe Cagjar oo canbaareeyay qaraxdii ay ku dhinteen ku dhowaad 100-ka qof
Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Maxamed Cagjar, ayaa si kulul uga hadlay qaraxyadii geystay khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca ee shalay ka dhacay Isgoyska Soobe ee Magaalada muqdisho.
DF oo ka warbixisay weerarkii Masaajid Cali Guduud
Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay howlgalkii ugu dambeeyey ee ka dhacay deegaanka Masaajid Caligduud, kadib markkii ciidanka huwanta ay ka saareen xoogaga Shabaab oo sanado ku sugnaa halkaasi.
Meydad horleh oo laga soo saaray goobaha ay ka dhaceen qaraxyadii Zoobe
Meydad horleh oo laga soo saaray goobaha ay ka dhaceen qaraxyadii Zoobe
MD Xasan oo shaaciyay tirada dhimasho & dhaawac qaraxyadii ka dhacay soobe.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa faray Xukuumadda in gurmad caafimaad oo deg deg ah ay u fidiso dadka dhaawacyadu ay soo gaareen..