Al-Shabaab waxay u bareereen dilka, naafaynta, baadda iyo dhaca shacabka Soomaaliyeed.
Day: October 16, 2022
Somalia Media fraternity call for the Somali government to drop malicious charges against Abdalle Ahmed Mumin
Somali Journalists Syndicate (SJS), Somali Media Association (SOMA), Somali Independent Media Houses Association (SIMHA) and Somali Mechanism for Safety of Journalists (SMSJ) condemn the Somalia government’s actions in bringing trumped up charges against Abdalle Ahmed Mumin, Secretary General of Somali Journalists Syndicate (SJS) and call for the office of the attorney general to drop these malicious charges. This is a clear attempt to criminalize journalism and to curtail freedom of expression and media freedoms
Ciidamada DF iyo Malleeshiyaadka Macawisley ayaa iskaga baxay deegaano hoostaga Hiiraan
Deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan waxaa saacadihii u dambeeyay isaga baxay ciidamada Dowladda iyo kuwa Malleeshiyaadka Macawisley halkaas oo toddobaadyadii ugu dambeeyay laga xoreeyay kooxda Al-Shabaab
Maxkamad la soo taagayo maanta Xoghayaha SJS Cabdalle Muumin
Xoghayaha ayaa waxa ay noqonaysaa markii labaad oo uu ka soo hor muuqdo Maxkamadda gobolka Banaadir.
Tehran : Xabsi ay ku jireen suxufiyiin oo dab uu ka kacay.
Waxaa aad loo – hadal hayaa sababaha keenay in xabsiga uu dab ka kaco , oo la og yahay in shaqsiyaadka lagu xiro oo ah kuwo aad u dhaliila xukuumadda.
Aadan Madoobe muxuu ku arkay xarunta Hay’adda ka Hortaga Nuclear-ka ?
‘’ Waa talaabo aad u wanaagsan oo loo qaaday xagga nabad galyada Caalamka xarunta , waan bogaadinayaa howlwadaneeda xaruntan ‘’
Halka uu marayo howlgalka Sh.Dhexe & mid kale oo ka bilaabanaya KGS.
Saraakiil ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa horkacaya howlgalkan sida ay sheegayaan xubno ka mid ah Dowladda.
Soomaaliua & Turkiga oo ka hadlay talaabada xigta shan sanno ka dib qarxii Soobe .
Madaxweynaha oo tilmaamay in dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay la qeybsanayaan muragada walaalahooda dalka Turkiga
Muwaadin Soomaali oo lagu dilay Koonfur Afrika
Toddobaadkaan waxa aaad u kordhay dilalka dhalinyarada Soomaalida ah Kooxaha Burcadda ah ay ugu geysanayaan meelo kamid ah dalka Koonfur Afrika, iyada oo maalmihii la soo dhaafay la dilay in ka badan Saddex Ruux
DF oo sheegtay in dib loo furayo deegaannada ay go’doomiyeen Al-Shabaab
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa sheegay in Al-Shabaab dhibaato iyo gumeyso ku hayaan Shacabka Soomaaliyeed ee kunool guud ahaan dalka