Wasiirka ayaa dhaawacyada yaala Isbitaalada Madiina iyo Erdogan Ex Digfeer u dul istaagey mid mid waxa uuna Maamulka
Day: October 29, 2022
Maydad hor leh oo laga soo saaray goobihii ay ka dhaceen qaraxyada ee Muqdisho.
Waxaa goobta ka shaqaynaya kooxaha gurmadka deg deg ah kuwaas oo dhismayaasha hoostooda ka soo saaraya maydad iyo dadkale oo dhaawacyadooda ay culus yihiin.
MD Xasan oo canaantay ganacsatada , cambaareeyayna qaraxdii Muqdisho gilgilay maanta.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in culimada Soomaaliyeed iyo Wasaaradaha Awqaafta iyo Diinta, heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ..
RW Xamse oo si kulul uga hadlay weeraradii ka dhacay Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa si kulul .
KHASAARAHA horudhaca ah ee laga helayo qaraxyadii ka dhacay Muqdisho.
Ilaa iyo 8 qof ayaa la helay sawiradooda kuwaas oo ku geeriyooday qaraxyada maanta oo sabti ah ka dhacay caasimadda.
Wararkii ugu dambeeyey ee qaraxyada lagu weeraray xarunta Wasaaradda Waxbarashada
Dabley hubeysan oo aan tiradooda la xaqiijin ayaa gudaha wasaaradda galay, waxaana dagaal halkaas ..
Weerar qaraxyo & mid toos ah oo ka socda Wasaaradda Waxbarashada ee Muqdisho.
Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in Xaruunta Wasaaradda ay galayn koox hubeysan oo lagadhex dagaalamayo
Askari katirsan Ciidamada DF oo dil u geystay gabar ardayad ah
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dhacdo xanuun leh oo maanta ka dhacday magaalada Muqdisho, taas oo lagu dilay gabar ardayad aheyd, mid kalena lagu dhaawacay, kadib rasaas uu ku furay askari ka tirsan dowladda
Shirka golaha wadatashiga qaran oo maanta lasoo gabagabeeyo
Shirka golaha wadatashiga qaran ee maalmihii lasoo dhaafay ka socday Muqdisho ayaa lagu waddaa in maanta lasoo gabagabeeyo
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa fulineysa toogashadii ugu badneyd maalmaha soo socda
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida oo maalmihii ugu danbeeyay kordhisay fulinta toogashada ah ayaa lagu wadaa in 60 cisho ee soo socdo ay soo gabagabeyso xubnaha Al-Shabaab ee toogashada lagu xukumay