Day: October 27, 2022

Home » Archives for October 27, 2022
Post

Malleeshiyo beeleed ku dagaallamay Gobolka Mudug oo xal laga gaaray

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Faysal Sheekh Cali jifo iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qayb galay Gogol Nabadeed ay fidiyeen wax-garadka Deegaanka Xera-jaalle oo looga heshiinayey laguna soo af-jarayay dhacdo dhex martay Beelo wada dega deegaannada Xera jaalle iyo Galdogob, oo ka wada tirsan Dagmada Goldogob ee Gobolka Mudug