Gaarigan ayaa marayay Agagaarka Deegaanka Xawaadley ee Sh/dhaxe halkaas oo
Day: October 24, 2022
Rishi Sunak oo noqonaya ra’iisul wasaaraha cusub ee UK.
Penny Mordaunt, oo aheyd qofka kaliya ee la loolamayey kadib markii
Ra’iisulwasaare Xamse iyo James Swan oo Ka Wada Hadlay Gurmadka Abaaraha
Wakiilka ayaa Ra’iisul Wasaaraha uga warbixiyay hawlaha xafiiskiisa iyo hey’adaha kale ee Qaramada Midoobay ay ka wadaan dalka gaar ahaan
Kenya oo maxkamadeneyso ciidamo Boolis oo dil geystay
Afar xubnood oo ka tirsan ciidamada Boliiska Kenya ayaa lagu eedeeyey in ay ka dambeeyeen dilal , afduubyo iyo jirdil ka dhacay gudaha dalkaas ayaa maanta horgeynayaa maxkamad ku taalla magaalada Nairobi
Xildhibaani iyo Saraakiil gaaray degmada Maxaas
Waxaa Maanta degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan gaaray wafdi isugu jira Xildhibaano katirsan golaha Shacabka, Wasiiro katirsan Maamulka Hir-Shabeelle iyo Saraakiil Ciidan, iyada oo halkaasi siweyn loogu soo dhaweeyay
UK oo sannad gudihii yeelanaysa ra’iisal wasaarihii saddexaad.
Xilka Ra’iisal wasaaraha waxaa ku tartami doona wasiirkii hore ee Maaliyadda Rishi Sunak iyo guddoomiyaha Aqalka Hoose Penny Mordaunt.
Jubbaland Maxay ka tari weerarkii Hotelka Tawakal ee Kimaayo ?
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa si kulul uga hadlay weerarkii ay Al-shabaab ku so qaadeen hotel Tawakal
Wasiir Juxa ‘’ Ma jirto wax la yirahdo ku darsasho ‘’
‘’ Dadka Puntland waxaan u sheegaynayaa in aysan jirin wax la yirahdo ku darsasho mana ah wax la ogolaan karo ‘’ ayuu yiri Cabdi Faarax Siciid Juxa.
MUQDISHO : Maxkamadda CQS oo laba qof maanta dil ku fulisay.
Dilkan ayaa labadan qof ee la toogtay , fuliyay iyaga oo ka tirsan kooxda Al- Shabaab kuwaas oo ka dhacay inta badan caasimadda.
MD Xasaan ‘’ Soomaaliya saamayn baaxad leh ayaa ka soo gaartay Isbedelka Cimilada ‘’
Hadalkan ayuu sheegay Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ka sheegay khudbad uu ka jeediyey shirka deegaanka iyo isbaddalka cimmilada ee Jabuuti