Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah-furay qorshaha Qaran ee Soomaaliya Cagaar ah, isaga oo ku beeray guriga Ummadda geed ka mid ah 10 Malyan oo geed oo lagu dhireynayo dalka
Day: October 21, 2022
Xasan Sheekh ” Si gargaarka loo gaarsiiyo dadka u baahan waa in aan ciribtirnaa Al-Shabaab “
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la wadaagay Filippo Grandi xaaladda abaaraha dalka iyo qorshaha dowladda ee wax looga qabanayo
Malleeshiyaad Macawisley cusub oo ku biirayo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab
Waxaa sii xoogeysanayo kacdoonka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab, waxaana markaan dagaalka kusoo biiray dadka deegaanka Ceelberde ee gobolka Bakool
Shirkadda Coastline Exploration oo sheegtay saxiixa Shidaalka DFS ay kubixisay $7 Milyan
Shirkadda Coastline Exploration ayaa faahfaahin ka bixisay heshiis xalay lagu saxiixay magaalada Muqdisho oo ay la gashay dowladda Soomaaliya kaasoo dib u habeyn loogu sammeeyay heshiis ay horey u saxiixday dowladda
Faahfaahinta khasaare ka dhashay dagaalkii maanta ka dhacay gobolka Mudug
Dagaal geystay khasaaro kala duwan oo maanta ku dhexmaray Malleeshiyo beeleed deegaano u dhaxeeyo laanwaalay iyo Degmada Saaxo ee Gobalka Mudug
Dagaal Beeleed ka dhacay Mudug & khasaaraha ka dhashay.
Dagaalkan ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay nawaaxiga Laanwaaleey ee gobolka mudug ..
GARACAD : Markab ganacsi oo markii ugu horeysay ku soo xirtay Dekadda.
Dekada Garacad ee gobolka Mudug waxaa hore ugu soo xirteen maraakiib qalab dhisme u siday haddana markabkan waa kii u horreeyay ee badeecad ganacsi wada.
MD Xasan Sheekh oo oggolaatay heshiiskii wax-soosaarka shidaalka ee shirkadda Coastline
Soomaaliya ayaa sheegtay inay oggolaatay heshiisyadii wadaagga wax-soosaarka shidaalka ee u dhexeeyey dowladda Soomaaliya iyo shirkadda Coastline Exploration, ka dib markii dib loo saxay qodobadii ay dawladda Soomaaliya tabashada ka muuji
Al – Shabaab oo looga adkaaday deegaano kaabiga ku haya magaalada Jowhar.
Howlgal gaar ah oo ciidanka Dowladda ay qaadeen ayay kula wareegeen degaanada Towfiiq ,Bacaadleey, Xaanooley
Madaxa UNHCR Grandi oo Muqdisho u yimid maanta qiimeynta abaaraha dalka .
Wafdigan waxaa hoggaaminayey madaxa hey’adda qaxootiga adduunka (UNHCR) Filippo Grandi , kaas oo Garoonka