Day: October 5, 2022

Home » Archives for October 5, 2022
Sawirro: goobo shidaal lagu iibiyo oo Dab ka kacay Kismaayo
Post

Sawirro: goobo shidaal lagu iibiyo oo Dab ka kacay Kismaayo

Dab ka kacay goobo shidaalka lagu iibiyo Fiidnimadii xalay oo Talaado ahayd abbaarro tobankii iyo soddon daqiiqo ayuu dab ka kacay qayb kamid ah suuqa magaalada Kismaayo, dabka oo geystay khasaare hantiyeed ayaa ka kacay suuqa qaybta lagu iibiyo shidaalka, wuxuuna bur buriyay shan bakhaar oo ay ku kaydsanaayeen shidaal iyo qaybaha kala duwan ee bagaashka