Day: October 22, 2022

Home » Archives for October 22, 2022
Ninkii dilay Wasiir Cabaas Siraaji oo lagu dilay Muqdisho
Post

Ninkii dilay Wasiir Cabaas Siraaji oo lagu dilay Muqdisho

Waxaa goor hore oo saaka ah maxkamadda ciidamada qalabka sida ay xukun dil ah ku fulisay Axmed Cabdullahi Cabdi oo bishii May ee 2017 dilay wasiirkii howlaha guud iyo dib u dhiska xukumadda ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre Allah ha u naxariistee Cabaas C/llaahi Sheekh Siraaji