Millitariga Mareykanka ayaa sheegay inay Soomaaliya ka fuliyeen duqeyn lagu dilay xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo dagaal kula jiray ciidamada Xoogga Dalka
Day: October 25, 2022
Afhayeenka Gaashaandhiga “Masaajid Cali Gaduud weli duqeyn ayaa ku socoto”
Isagoo warbaahinta kula hadlayay magaalada Muqdisho , ayuu sheegay Afhayeenka in duqeymahan ay yihiin ..
Xildhibaan ku geeriyootay iska hor imaad ka dhacay Jigjiga.
Sida goobjoogayaashu ay sheegayaan waxaa rasaastaas geerida ..
Galmudug ‘’Saraakiil Al- Shabaab ayaa lagu dilay howlgalkii Qaayiib‘’
Qaayiib waa deegaan ay muddo dhib ku hayeen kooxaha argagaxisada ah.
Maxaa ka soo kordhay xaalada Deegaanka Qaayib ee Galgaduud ?
Guddoomiyaha degmada Caada-kibir, ayaa sheegay in ciidamada ay sii wadayaan howlgallada ka dhanka ah ururka Alshabaab.
Madaxweyne Deni Oo furay Kalfadhiga 51-aad Ee Baarlamaanka Puntland.
Waa Kalfadhigii 8aad ee baarlamaanka shanaad ee Puntland yeesho, waxaana u harsan laba kalfadhi oo keliya muddo xileedkooda.
Nuxurka sagootinta iyo wada- hadal dhaxmaray MD Xasan & James
Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey Danjire Swan doorka uu ka qaatay taageerada dowladnimada Soomaaliya
HIIRAAN : Shir looga hadlayo amniga oo lagu qabtay Maxaas.
Shirka waxaa ka qeybgalay Taliyaha ciidanka Dhulka ee Xoogga dalka Generaal Maxamed Tahliil Biixi Xildhibaanno kamid ah Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya
Mala xaliyay ciladii ku timid WhatsApp maxaase keenay ciladaas ?
Isticmaalayaashu waxay ka warrameen dhibaatooyin ay ku qabeen dirista iyo helitaanka farriimaha. Adeeggii caadiga ahaa ee WhatsApp –ka.
Aadan Maxamed Nuur ‘’Jawaari Xaaladiisa Caafimaad way wanaagsan- tahay ‘’
Guddoomiye Sheekh Aadan ayaa sheegay inuu Guddoomiye Jawaari xaaladiisa ay aad u wanagsan tahay islamarkaana uu caafimaad qabo waxa uuna Alle uga baryay inuu u siyaadiyo caafimaadkiisa.