Day: January 5, 2025

Home » Archives for January 5, 2025
Cudur u eg COVID19 oo ka dilaacay dalka Shiinaha
Post

Cudur u eg COVID19 oo ka dilaacay dalka Shiinaha

China (Raxanreeb online) – Dalka Shiinaha waxaa ka dilaacay xanuun cusub oo soo ritay dad aad u badan , waxaana isbitaalada kuyaalla dalkaasi buux dhaafiyay dad badan uu soo ritay kana cabanaya fayruska HMPV oo waxyeeleya neef-mareenka. Sidoo kale, Xanuunkan cusub ee ka dilaacay dalka Shiinaha dad badana u jiifaan isbitaalada, ayaa la sheegay in...

Former Somali Leaders Condemn Illegal Land Appropriations in Mogadishu
Post

Former Somali Leaders Condemn Illegal Land Appropriations in Mogadishu

Mogadishu, Somalia – Prominent Somali political figures, including former President Sharif Sheikh Ahmed, former Prime Minister Hassan Ali Kheyre, and Member of Parliament Abdirahman Abdishakur Warsame, have issued a joint statement condemning the illicit acquisition of public land in Mogadishu. The trio has called on business leaders and individuals to refrain from participating in illegal...

Xuutiyiinta oo weerar gantaalo ah ku weerary magaalada Tel Aviv ee caasimada Isra’iil
Post

Xuutiyiinta oo weerar gantaalo ah ku weerary magaalada Tel Aviv ee caasimada Isra’iil

Tel Aviv (Raxanreeb online) – Kooxda Xuutiyiinta dalka Yemen, ayaa maanta oo Axad ah weerar culus oo gantaalo ah waxa ay ku weerareen qeybo kamid ah magaalada Tel Aviv ee caasimada maamulka Israa’iil, waxayna duqeyntaan sababtay kala carar. Sidoo kale, Gantaalada kooxda Xuutiyiinta saakay ku weerareen caasimadda Israa’iil ayaan la ogeyn khasaaraha ka dhashay, waxaana...

Mareykanka oo $28 Milyan oo yaboohay Soomaaliya.
Post

Mareykanka oo $28 Milyan oo yaboohay Soomaaliya.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday 28 milyan oo dollar oo ay ku bixinayso sanadka ugu horeeya labo mashruuc oo shan sano ah si kor loogu qaado adkeysiga iyo sugnaanta cunnada ee Soomaaliya, Safiirka Mareykanka Richard H. Riley ayaa shaaca ka qaaday mar uu shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho. Danjire Riley ayaa...

Somaliland oo ku eedaysay dawladda federaalka inay faragelin ku hayso dhoofka xoolaha nool.
Post

Somaliland oo ku eedaysay dawladda federaalka inay faragelin ku hayso dhoofka xoolaha nool.

Hargeysa (Raxanreeb online) – Somaliland ayaa ku eedaysay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya inay faragelin ku hayso dhoofka xoolaha nool ee dekedda Berbera, iyadoo sheegtay in dakhliga cashuuraha ee ka soo xarooda ganacsiga lagu wareejiyo wasaaradda maaliyadda Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland, Cumar Shucayb Maxamed, ayaa ku dhawaaqay in muddo afar maalmood ah la hakiyay...

Meydadka Askartii lagu laayay Ceel-Baraf oo maanta Beledweyne lagu aasay
Post

Meydadka Askartii lagu laayay Ceel-Baraf oo maanta Beledweyne lagu aasay

Beledweyne (Raxanreeb online) – Waxaa saakay qabuuro kuyaalla magaalada Beleldweyne ee xarunta gobolka Hiiraan lagu aasay, askartii katirsaneyd ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, kuwaa oo qaab foolxun oo aano qabiil ah loogu dilay deegaanka Ceelbaraf ee gobolka Shabeelaha Dhaxe. Sidoo kale, Meydadka askarta ayaa waxaa salaada janaasada lagula dukaday magaalada Beledweyne, waxaana salaada janaasada qeyb ka...

Puntland Forces Intensify Fight Against Daesh in Bari Region
Post

Puntland Forces Intensify Fight Against Daesh in Bari Region

BOSASO, Somalia – Puntland security forces are ramping up operations against Daesh militants in the mountainous Bari region, focusing on areas around Barak Ise near Dharjale. Recent ground and air assaults have reportedly inflicted heavy casualties on the militants, dismantling fortified positions, destroying makeshift camps, and seizing weapons. The intensified campaign comes after a deadly...