Day: January 27, 2025

Home » Archives for January 27, 2025
Somali Troops Deployed to Bolster Mogadishu Security
Post

Somali Troops Deployed to Bolster Mogadishu Security

The Somali government has deployed significant numbers of troops to Jaziira and Afgooye to strengthen security around Mogadishu. These forces have been conducting vehicle inspections and patrols in the outskirts to prevent potential threats from reaching the capital. Mogadishu Mayor Mohamed Ahmed Amir chaired a high-level meeting with security officials to enhance collaboration between district...

Pakistan oo xukun dil ah ku riday afar nin oo aflagaadeeyay Diinta Islaamka
Post

Pakistan oo xukun dil ah ku riday afar nin oo aflagaadeeyay Diinta Islaamka

Pakistan (Raxanreeb online) – Maxkamad ku taalla dalka Pakistan ayaa afar nin ku xukuntay dil toogasho ah, kadib markii ay baraha internet-ka ku faafiyeen qoraallo lagu aflagaadeynayo diinta, sida uu maanta sheegay xubin ka mid ah koox “qareenno gaar ah oo is-abaabulay” oo dacwaddan soo oogay. Sidoo kale, Afarta nin ayaa lagu xukumay magaalada Rawalpindi,...

Maxkamadda ciidamada Jubbaland oo ufadhiisatay maanta kiiska sargaal loo heysto As
Post

Maxkamadda ciidamada Jubbaland oo ufadhiisatay maanta kiiska sargaal loo heysto As

Kismaayo (Raxanreeb online) – Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo dambiyada Culus ee Jubbaland, ayaa Maanta u fariisatay dhageysiga kiis uu eedeysane ka yahay Mukhtaar Cabdi Aadan ( Hoobiye ) oo ahaa sargaal ka tirsan ciidamada Jubbaland, kaas oo loo heysto la shaqeynta kooxda Al-shabaab. Sidoo kale, guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada qalabka sida iyo Dambiyada Culus ee ...

Ciidamada amaanka Puntland oo bilaabay raaf lagu soo qaqabanaayo dadka ajaaniibta ah
Post

Ciidamada amaanka Puntland oo bilaabay raaf lagu soo qaqabanaayo dadka ajaaniibta ah

Garoowe (Raxanreeb online) – Magaalada Goroowe ee caasimadda maamulka Puntland, waxaan maanta oo Isniin ah ka socda howlgal ciidamada booliiska ku raafayaan dadka ajaaniibta ah ee magaaladaasi ku jooga sharciradda. Sidoo kale, Ciidamada booliiska ee ka howlgala magaalada Garoowe, ayaana wada howlgalka lagu raafayo dadka ajaaniibta ah ee sharcidaradda ku jooga magaalada, kaddib amarkii kasoo...

DG Puntland oo sheegtay in dhul baaxad weyn ay ka saartay Daacish
Post

DG Puntland oo sheegtay in dhul baaxad weyn ay ka saartay Daacish

Garoowe (Raxanreeb online) – Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa sheegtay in howlgallada ka socda Gobolka Bari ay ku qabsatay deegaanno ay gacanta ku heysay Kooxda Daacish, waxa ay laamaha ammaanka soo bandhigeen godad, Dawooyin iyo agab kale oo ciidan. Deegaannada ay Puntland sheegtay in ay gacantooda soo galeen waxa ay kala yihiin Waadi-soor, Ina Ciddoole, Damal Cagagubyo,...

Somali Minister Urges Youth to Embrace Presidential Amnesty and Reject Al-Shabaab
Post

Somali Minister Urges Youth to Embrace Presidential Amnesty and Reject Al-Shabaab

MOGADISHU, Somalia – Somalia’s State Minister of Religious Affairs, Abukar Sheikh, has made a heartfelt plea to young Somalis who have joined Al-Shabaab, urging them to accept the amnesty extended by President Hassan Sheikh Mohamud. His remarks, broadcast on state television Sunday, emphasized the dangers of being associated with the extremist group. During the address,...

Madaxweynaha soomaaliya oo u baxaya safar kale oo dibadeed
Post

Madaxweynaha soomaaliya oo u baxaya safar kale oo dibadeed

Muqdisho (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u baxaya safar kale oo dibadeed, xilli uu dhowaan cagta soo mariyay dalal dhowr ah oo kala duwan, kuwaas oo ay kamid yihiin Itoobiya, Uganda, Jabuuti, Masar iyo Switzerland. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in haatan madaxweynaha uu kusii jeedo safar kale oo uu...

Madaxa Sirdoonka Turkiga oo kulamo layeeshay hoggaamiyaha dalka Suuriya Axmed Al-Sharaa
Post

Madaxa Sirdoonka Turkiga oo kulamo layeeshay hoggaamiyaha dalka Suuriya Axmed Al-Sharaa

Dimishiq (Raxanreeb online) – Madaxa sirdoonka Turkiga iyo xubno la socday, ayaa shalay oo Axad aheyd gaaray magaalada Dimishiq ee caasimadda dalka Suuriya, iyagoo halkaasi kulamo kula yeeshay hoggaamiyaha dalka Suuriya Axmed Al-Sharaa iyo masuuliyiin kale. Sida laga soo xigtay wakaalada wararka Suuriya ee SANA ayaa shaacisay in hoggaamiye Al-Sharaa ay wafdiga Turkiga kala hadleen...

Trump oo ka laabtay go’aan uu horey ugu dhawaaqay
Post

Trump oo ka laabtay go’aan uu horey ugu dhawaaqay

New York (Raxanreeb online) – Aqalka Cade ee Mareykanka ayaa goor sii horeysay sheegay in madaxweyne Trump uu ka laabtay canshuur kordhin uu dul saaray Axaddii badeecadaha ay Colombia u soo dhoofiso Mareykanka. Sidoo kale, Arrintaasi ayaa sababtay kaddib marki uu madaxweynaha Colombia Gustavo Pedro diiday, in laba diyaaradood oo millatari oo Mareykanka kasoo qaaday...