Month: January 2025

Home » Archives for January 2025
Xasan Sheekh & Xamse oo lagu eedeeyay in ay shirqool kawadaan xadka Kenya
Post

Xasan Sheekh & Xamse oo lagu eedeeyay in ay shirqool kawadaan xadka Kenya

Muqdisho (Raxanreeb online) – Xildhibaanno katirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay ku eedeeyeen xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo kan Xukuumadda in shirqoolo iyo abaabul ka wadaan xadka Soomaaliya iyo Kenya, gaar ahana xadka Jubbaland la leedahay Kenya. Sidoo kale, Qoraalka xildhibaannada waxa ay ku sheegeen in...

Erdogan oo ku hanjabay faragalin haddii ay Suuriya kala qeybsanto xiligan
Post

Erdogan oo ku hanjabay faragalin haddii ay Suuriya kala qeybsanto xiligan

Ankara (Raxanreeb online) –  Madaxweynaha dowladda Turkiye Recep Tayyip Erdogan ayaa Isniintii sheegay in uu amri doono faragelin si looga hortago in Suuriya ay kala qeybsanto, digniintan oo si gaar ah ugu socota ciidamada Kurdiyiinta ee dalkaas. “Ma aqbali karno qiil kasta oo Suuriya ay ku kala qaybsanto, haddii aan ogaanno khatarta ugu yar waxaan...

Ciidanka ammaanka Puntland oo bilaabay howlgalo ka dhan Daacish
Post

Ciidanka ammaanka Puntland oo bilaabay howlgalo ka dhan Daacish

Garoowe (Raxanreeb online) – Ciidamada difaaca Puntland, ayaa isku hareereeyay dhulka buuraha ee lagu tuhmayo in ay ku sugan yihiin dagaalyahannada kooxda Daacish, waxa ayna Puntland dooneysaa in ay qaado howlgal ay kooxdaasi ku ciribtireyso. Sidoo kale, Saraakiisha ciidamada Puntland, ayaa sheegay in qorshahoodu yahay in qofna ka baxsandoonin kooxda Daacish, waxa ayna xuseen in...

AUSSOM oo ka hawlgasha Soomaaliya.
Post

AUSSOM oo ka hawlgasha Soomaaliya.

Muqdisho (Raxanreeb onlin) – Laga bilaabo 1-dii Janaayo, dadaallada Midowga Afrika (AU) ee nabad ku soo dabaalidda Soomaaliya waxay beddeleen magacyo markii saddexaad muddo 18 sano ah. Waxa hadda loo yaqaan AUSSOM ( Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta AU ee Soomaaliya), waxa uu noloshu bilaawday Jannaayo 2007 isagoo ah AMISOM (AMISOM) (AU Mission to Somalia) 15...

U.S. Airstrike Eliminates Senior al-Shabaab Leader in Somalia
Post

U.S. Airstrike Eliminates Senior al-Shabaab Leader in Somalia

In a significant step towards enhancing security in Somalia, U.S. Africa Command (AFRICOM), working closely with the Somali government, conducted a precision airstrike on December 24, 2024, about 10 kilometers southwest of Kunyo Barrow. The operation successfully targeted Mohamed Mire, also known as Abu Abdirahman, a senior al-Shabaab leader who had been a central figure...

Taliska Mareykanka ee AFRICOM oo faah faahin ka bixiyay duqeyn diyaaradeed oo lagu dilay xubin ka tirsa Al-Shabaab.
Post

Taliska Mareykanka ee AFRICOM oo faah faahin ka bixiyay duqeyn diyaaradeed oo lagu dilay xubin ka tirsa Al-Shabaab.

Washington (Raxanreen online) – Howlgal ay iska kaashanayaan dowladda Soomaaliya, ayaa Taliska Mareykanka ee Afrika waxa uu 24-kii bishan December ka fuliyay duqeyn diyaaradeed, meel qiyaastii 10 KM dhanka Koonfur Galbeed kaga beegan deegaanka Kuunyo Barrow, waxaana weerarkaas lagu dilay Maxamed Mire oo ahaa sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu magacaabi jiray Abuu...

Ciidamada amaanka Degmada Waajid oo kacabanaya mushaar la’aan.
Post

Ciidamada amaanka Degmada Waajid oo kacabanaya mushaar la’aan.

Beydhabo (Raxanreeb online) – Maamulka Degmada Waajid ee Gobolka Bakool iyo Saraakiisha Ciidamada ee ku sugan Degmadaas ayaa si wadajir ah waxa ay u sheegeen in muddo hal sano ah aysan wax xaquuq ah helin Ciidamada Booliska iyo Nabad sugida degmadaas, hayeeshee si mutadawacnimo ah ay u ilaalinayeen amniga degamdaas. Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Waajid...

Wasiir Juxa oo si adag uga horyimid xil ka qaadis lagu sameeyay guddomiyaha degmada Saaxo
Post

Wasiir Juxa oo si adag uga horyimid xil ka qaadis lagu sameeyay guddomiyaha degmada Saaxo

Garoowe (Raxanreeb online) – Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee dowlad goboleedka Puntland Cabdi Faarax Juxa, ayaa si adag uga hor yimid xil ka qaadis la sheegay in golaha deegaanka ee degmada Saaxo ku sameeyeen guddoomiyihii degmadaasi iyo kuxigeenkiisa. Sidoo kale, Wasiir Juxa, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay xil ka qaadistan ay sameeyeen golaha...

Golaha Wakiillada Somaliland oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyay 19 kamid ah golaha wasiiradda
Post

Golaha Wakiillada Somaliland oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyay 19 kamid ah golaha wasiiradda

Hargeysa (Raxanreeb online) – Shir guddoonka iyo Xildhibaanada Golaha Wakiillada Somaliland ayaa waxaa hortagay qeybtii koowaad ee Golaha Wasiirada oo ka koobaan 19 Wasiir oo ka tirsan Xukuumadda WADAJIR iyo WAXQABAD ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi. Sidoo kale, Ujeedada ay 19-ka Wasiir u hor tageen Golaha Wakiillada ayaa aheyd in Goluhu uu ka...

Xuutiyiinta Yemen oo weerar ku qaaday bartilmaameedyo ay leeyihiin Mareykanka & Isra’iil
Post

Xuutiyiinta Yemen oo weerar ku qaaday bartilmaameedyo ay leeyihiin Mareykanka & Isra’iil

Yemen (Raxanreeb online) – Afhayeenka Xuutiyiinta Yemen Yaxya Sareec, ayaa Isniintii sheegay in kooxdooda hubeysan ay weerar ku qaadeen bartilmaameedyo ay leeyihiin Mareykanka iyo Israa’iil. Sidoo kale, Yaxye Sareec waxa uu sharaxay in Xuutiyiinta ay beegsadeen markabka xambaara diyaaradaha Maraykanka ee “USS Harry Truman” oo siday laba gantaal oo nooca Cruise-ka ah iyo 4 diyaaradood...