Month: January 2025

Madaxweynaha soomaaliya oo u baxaya safar kale oo dibadeed
Post

Madaxweynaha soomaaliya oo u baxaya safar kale oo dibadeed

Muqdisho (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u baxaya safar kale oo dibadeed, xilli uu dhowaan cagta soo mariyay dalal dhowr ah oo kala duwan, kuwaas oo ay kamid yihiin Itoobiya, Uganda, Jabuuti, Masar iyo Switzerland. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in haatan madaxweynaha uu kusii jeedo safar kale oo uu...

Madaxa Sirdoonka Turkiga oo kulamo layeeshay hoggaamiyaha dalka Suuriya Axmed Al-Sharaa
Post

Madaxa Sirdoonka Turkiga oo kulamo layeeshay hoggaamiyaha dalka Suuriya Axmed Al-Sharaa

Dimishiq (Raxanreeb online) – Madaxa sirdoonka Turkiga iyo xubno la socday, ayaa shalay oo Axad aheyd gaaray magaalada Dimishiq ee caasimadda dalka Suuriya, iyagoo halkaasi kulamo kula yeeshay hoggaamiyaha dalka Suuriya Axmed Al-Sharaa iyo masuuliyiin kale. Sida laga soo xigtay wakaalada wararka Suuriya ee SANA ayaa shaacisay in hoggaamiye Al-Sharaa ay wafdiga Turkiga kala hadleen...

Trump oo ka laabtay go’aan uu horey ugu dhawaaqay
Post

Trump oo ka laabtay go’aan uu horey ugu dhawaaqay

New York (Raxanreeb online) – Aqalka Cade ee Mareykanka ayaa goor sii horeysay sheegay in madaxweyne Trump uu ka laabtay canshuur kordhin uu dul saaray Axaddii badeecadaha ay Colombia u soo dhoofiso Mareykanka. Sidoo kale, Arrintaasi ayaa sababtay kaddib marki uu madaxweynaha Colombia Gustavo Pedro diiday, in laba diyaaradood oo millatari oo Mareykanka kasoo qaaday...

Trump oo balanqaaday in uu taageero kala joogsi leheen siinayo maamulak Isra
Post

Trump oo balanqaaday in uu taageero kala joogsi leheen siinayo maamulak Isra

New York (Raxanreeb online) – Maamulka cusub ee Trump ayaa ballanqaaday taageero aan kala go’ lahayn oo uu siinayo Israa’iil, iyadoo aan weli la shaacin faahfaahinta qorshaha maamulkiisa ee ku aaddan siyaasadda Bariga Dhexe. Sidoo kale, Trump waxa uu Sabtidii xaqiijiyay inuu faray Wasaaradda Gaashaandhigga ee Maraykanka (Pentagon) inay fasaxdo shixnad hub ah oo ka...

Laamaha amaanka Puntland oo gacanta kusoo dhigay shabakad argagixiso ah
Post

Laamaha amaanka Puntland oo gacanta kusoo dhigay shabakad argagixiso ah

Boosaaso (Raxanreeb online) – Ciidamada ammaanka maamulka Puntland, ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Boosaaso waxa ay ku xir xireen dad u badnaa ajaaniib, kuwaas oo looga shakiyay in ay qeyb ka yihiin falalka amni darro, sidoo kale xiriir la leeyihiin kooxda Daacish. Sidoo kale, howlgalka ay sameeyeen ciidamada amniga Puntland, ayaa la sheegay in...

Indhacade oo dowladda Xasan Sheekh ugu hanjabay in uu badbaado Qaran 2 sameynaayo
Post

Indhacade oo dowladda Xasan Sheekh ugu hanjabay in uu badbaado Qaran 2 sameynaayo

Muqdisho (Raxanreeb online) – Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo ka mid ah saraakiiisha Soomaaliya ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan doorashooyinka iyo qaylo dhaanta mucaaradka. Sidoo kale, Indha Cadde ayaa ka hadlay qorshaha mucaaradka ee ku aadan dib u dhisidda badbaado qaran 2 oo...

Dowladda Soomaaliya oo Bilowday Olole Milatari oo ka dhan ah Al-Shabaab
Post

Dowladda Soomaaliya oo Bilowday Olole Milatari oo ka dhan ah Al-Shabaab

Beledweyne (Raxanreeb online) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa billowday guluf dagaal oo ay ku beegsaneyso Al-Shabaab oo ku sugan deegaanno dhowr ah oo dalka ka tirsan, iyadoo gobolka Hiiraan laga dareemayo diyaar garowga ugu badan ee dagaalka. Saraakiisha ayaa xaqiijiyay in la qorsheynayo howlgal ballaaran oo la doonayo in Al-Shabaab looga sifeeyo deegaanada...

Puntland Cracks Down on Illegal Foreign Entry Amid Battle Against ISIS
Post

Puntland Cracks Down on Illegal Foreign Entry Amid Battle Against ISIS

GAROWE, Somalia – Puntland, the autonomous region in northeastern Somalia, has introduced strict measures to prevent illegal entry of foreigners. The move comes as part of a broader effort to tackle the growing influence of ISIS militants operating within its borders. The announcement by the Ministry of Interior follows a series of intense military operations...

Somali Government Launches Major Military Campaign Against Al-Shabaab
Post

Somali Government Launches Major Military Campaign Against Al-Shabaab

BELEDWEYNE, Somalia – The Federal Government of Somalia has launched an intensified military offensive against Al-Shabaab militants, concentrating efforts in regions still under the group’s influence, particularly in Hiran. Military preparations in the Hiran region are reported to be extensive, as government forces aim to dismantle Al-Shabaab’s remaining strongholds. Commanders on the ground emphasize the...

Jubbaland oo cafis ufidisay Askartii ugoosatay dhanka DF oo dib ugu soo laabtay jubbaland
Post

Jubbaland oo cafis ufidisay Askartii ugoosatay dhanka DF oo dib ugu soo laabtay jubbaland

Kismaayo (Raxanreeb online) – Jubbaland ayaa cafis u fidisay ciidamo ka tirsanaa maamulkaas oo horey uga goostay kuna biiray kuwa DF oo khilaaf adag uu kala dhexeeyo madaxweynaha maamulkaas Axmed Madoobe. Sidoo kale, guddoomiyaha degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada hoose Xasan Nuur Cabdi ayaa ku guuleystay inuu si nabad ah ku soo xareeyo ciidan ka...