Day: April 13, 2025

Home » Archives for April 13, 2025
PM Hamza Meets SSC-Khaatumo Elders to Boost Peace and Unity
Post

PM Hamza Meets SSC-Khaatumo Elders to Boost Peace and Unity

 (Raxanreeb Online) –In a significant step toward national reconciliation, Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre paid a visit to the city of Laascaanood last night, where he held an important meeting with traditional elders from the SSC-Khaatumo regions. The gathering focused on ways to strengthen unity, promote peace, and move forward with reconciliation efforts. The...

Presidents of Somalia and Türkiye Hold High-Level Talks on Security and Cooperation
Post

Presidents of Somalia and Türkiye Hold High-Level Talks on Security and Cooperation

Ankara (Raxanreeb Online) – Somali President Hassan Sheikh Mohamud met with Turkish President Recep Tayyip Erdoğan during the Antalya Diplomacy Forum, where the two leaders held in-depth discussions on strengthening bilateral ties and advancing joint efforts in security and international cooperation. The meeting highlighted the long-standing partnership between Somalia and Türkiye, with both presidents reaffirming...

RW Xamsa oo kulan looga hadlay arrimo kala duwan la qaatay Garaadada deegaannada SSC-Khaatumo
Post

RW Xamsa oo kulan looga hadlay arrimo kala duwan la qaatay Garaadada deegaannada SSC-Khaatumo

Laascaanood ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay  magaalada Laascaanood kulan muhiim ah kula yeeshay Garaadada deegaannada SSC-Khaatumo. Kulanka ayaa diirrada lagu saaray sidii loo xoojinta lahaa midnimada iyo geeddi-socodka nabadda, dib-u-heshiisiinta iyo xasilloonid dalka, isaga oo ka dhagaystay tallooyin dhaxal-gal ah oo ku aaddan dib-u dhiska dalka,...

Madaxda Soomaaliya iyo Turkiga oo kawada hadlay amniga iyo iskaashiga Caalami ah
Post

Madaxda Soomaaliya iyo Turkiga oo kawada hadlay amniga iyo iskaashiga Caalami ah

Ankara ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Türkiye Mudane Recep Tayyip Erdoğan, inta lagu guda jiray Madasha Diblumaasiyadda Antalya. Labada Madaxweyne ayaa iska xog waraystay xiriirka qotada dheer ee u dhexeeya labada dal iyo sidii loo sii horumarin lahaa iskaashiga dhinacyada amniga, ganacsiga...