Month: April 2025

Dagaal ka socda galbeedka gobolka Mudug
Post

Dagaal ka socda galbeedka gobolka Mudug

Jiicboor ( Raxanreeb Online) Faaf faahino kala duwan ayaa kasoo baxeysa dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo maanta ka socda deegaanada Jiicboor iyo Saax quraan oo ku yaalla galbeedka gobolka Mudug. Dagaalka ayaa la sheegaya in uu yahay mid xooggan, isla markaana labada dhinac ay rasaas  culus isku adeegsanayaan, balse aan la ogeyn khasaaraha...

Wasiir Fiqi oo u hambalyeeyay wasiirka cusub ee wasaaradda arrimaha dibaa Jabuuti
Post

Wasiir Fiqi oo u hambalyeeyay wasiirka cusub ee wasaaradda arrimaha dibaa Jabuuti

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa hambalyo waxa uu u diray dhigiisa dalka Jabuuti Cabdiqaadir Xuseen Cumar oo shalay loo magacaabay wasiirka arrimaha dibada dalka Jabuuti. Wasiir Macalin Fiqi, oo Khadka Telefoonka gelinkii dambe ee shalay kula hadlay wasiirka cusub, ayaa ugu hambalyeeyay xilka loo magacaabay. Qoraal kooban oo...

Hay’adda Duulista Rayidka oo shaacisayay sababta keenay shilka diyaaradeed ee maanta ka dhacay garoonka Aadan Cadde
Post

Hay’adda Duulista Rayidka oo shaacisayay sababta keenay shilka diyaaradeed ee maanta ka dhacay garoonka Aadan Cadde

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Duhurimadii maanta ayey aheyd markii diyaarad ay lee dahay  Hay’adda UN-ka ay shil ku gashay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kaddib markii lugta hore ee diyaarada ay shaqeyn weysay oo cilad ay ku timid. Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka ee Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan oo la hadlay warbaahinta dowladda,...

In ka badan 40 xubnood oo katirsan Shabaab oo lagu dilay howlgallo ka dhacay Shabeellaha Dhexe
Post

In ka badan 40 xubnood oo katirsan Shabaab oo lagu dilay howlgallo ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Shabeellaha Dhexe ( Raxanreeb Online) Afhayeenka wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Soomaaliya Abuukar Maxamud, ayaa ka warbixiyay dagaaladii iyo duqeymihii ugu dambeeyay ee saacadihii lasoo dhaafay laga fuliyay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Afhayeenka ayaa sheegay in howlgalada lagu dilay 40 xubnood oo katirsan Shabaab, isla markaana lagu gubay gaari Cabdi bila ah oo ay wateen...

Donald Trump oo sheegay in uu aad ugu carooday Vladimir Putin, hanjabaadna u diray
Post

Donald Trump oo sheegay in uu aad ugu carooday Vladimir Putin, hanjabaadna u diray

New York ( Raxanreeb Online) Donald Trump ayaa sheegay in uu aad ugu carooday madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ka dib toddobaadyo uu isku dayay in uu ka xaajoodo xabbad joojinta Ukraine. Wareysi uu siiyay NBC News, ayuu madaxweynaha Mareykanka ku sheegay in uu Putin ugu carooday in uu weeraray kalsoonida madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky, wuxuuna...