Month: February 2026

Home » Archives for February 2026
Somalia’s Parliament to Vote on Final Constitution Chapters
Post

Somalia’s Parliament to Vote on Final Constitution Chapters

The Federal Parliament of Somalia is expected to vote on the final chapters of the country’s Provisional Constitution, marking a significant milestone in the long-running constitutional review process. According to parliamentary sources, members of both Houses—the House of the People and the Upper House—have concluded deliberations on the remaining constitutional provisions and are preparing to...

Baarlamaanka Soomaaliya oo la filayo inuu u codeeyo dastuurka dalka
Post

Baarlamaanka Soomaaliya oo la filayo inuu u codeeyo dastuurka dalka

Muqdisho (Raxanreeb Online) Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya ayaa la sheegay in ay u codeeyaan cutubyada ugu danbeeya ee Dastuurka Kumeel-gaarka ah ee Dalka oo dooddooda lasoo gabagabeeyay maalin ka hor. Warar hordhac ayaa intaas ku daraya in Baarlamaanka uu fasax galo inta lagu guda jiro Bisha Barakaysan ee Ramadaan, balse kahor...

Wararkii ugu dambeeyay weerarka lagu qaaday dalka Iran
Post

Wararkii ugu dambeeyay weerarka lagu qaaday dalka Iran

Tehran (Raxanreeb Online) Weerarkii ugu horreeyay ee lagu qaaday caasimadda Tehran ayaa latabiyey in lagu bilaabay gantaallo nooca Tomahawk cruise missiles ah, kaas oo laga soo riday maraakiib dagaal oo Maraykan ah kuna sugnaa Gacanka Cumaan (Gulf of Oman), sida ay sheegayaan Ilo wareedyo milateri. Dalka Oman ayay u noqonaysaa markii 2-aad dalkii isagoo dhexdhexaadinaya...

Somalia Steps Up Night Security in Mogadishu
Post

Somalia Steps Up Night Security in Mogadishu

Mogadishu — Security forces under the Federal Government of Somalia have intensified coordinated security operations across the capital, with senior police officials and station commanders leading expanded nighttime patrols aimed at strengthening public safety and safeguarding stability. According to security officials, the operations include increased field inspections and supervisory visits during late hours to assess...

Turkiga oo beeniyay in Nidaamka difaaca hawada ee s-400 uu keenay Soomaaliya
Post

Turkiga oo beeniyay in Nidaamka difaaca hawada ee s-400 uu keenay Soomaaliya

Ankara ( Raxanreeb Online) Dowladda Turkiga ayaa beenisay wararka lagu baahiyay baraha bulshada, kaasi oo ahaa in dowladda loo diray Nidaamka difaaca Hawada sare ee S-400, oo ah mid ay soo saarto dawladda Ruushka, Ankara ay sanado ka hor ay iibsatay. Wasaaradda gaashaandhiga Turkiga ayaa xaqiijisay in aysan jirin wax qorshe ah oo S-400 Soomaaliya...

Maxaa looga hadlay kulanka golaha wasiirrada ee maamulka Koonfur Galbeed ?
Post

Maxaa looga hadlay kulanka golaha wasiirrada ee maamulka Koonfur Galbeed ?

Baydhabo ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa shir guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada, kaas oo looga hadlay xaaladaha guud ee deegaannada Koonfur Galbeed, gaar ahaan arrimaha amniga, Abaaraha, horumarinta adeegyada bulshada iyo dardargelinta mashaariicda horumarineed. Shirka ayaa lagu lafaguray xaaladda amni ee deegaannada Koonfur Galbeed Howlgalada socda ee lagula...

Booliska oo qabtay nin ku eedeysan mukhalasnimo iyo tacadiyo ka dhacay dalka Liibiya
Post

Booliska oo qabtay nin ku eedeysan mukhalasnimo iyo tacadiyo ka dhacay dalka Liibiya

Garoowe ( Raxanreeb Online) Ciidanka Booliska ee maamulka Puntland, ayaa sheegay in howlgal ay ka fuliyeen gobolka Nugaal, ay ku soo qabteen nin ku eedeysan mukhalasnio iyo tacadiyo ka dhan ah muwaadiniin Soomaaliyeed . Qoraal kasoo baxay  qeybta Booliska gobolka Nugaal, ayaa lagu sheegay in la qabtay eedeysane lagu magacaabo Guuleed Cabdicaasiis, kaasi oo ku...

Villa Somalia oo kulan xasaasi ah uga socdo madaxweyne Xasan Sheekh iyo madaxweyihii hore ee Shariif…
Post

Villa Somalia oo kulan xasaasi ah uga socdo madaxweyne Xasan Sheekh iyo madaxweyihii hore ee Shariif…

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxtooyada Soomaaliya, waxaa goordhaw ka biloowday kulan u dhaxeeya madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, madaxweynihii hore ee ee Dowladii KMG aheyd Shariif Sheekh Axmed iyo musharaxiinta madaxweyne ee kala ah Cabduqaadir Cosoble iyo Cabduqaadir Macalin Nuur. Wararka hordhaca ah ee laga helayo kulankan, ayaa sheegaya inuu daaran yahay sidii markale ay miiska...

Safiirka dowladda Soomaaliya ee dalka Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay
Post

Safiirka dowladda Soomaaliya ee dalka Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay

Safiirka cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona dalka Azerbaijan, Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa si rasmi ah u gudbiyey nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga Danjiranimo, waxaana ka guddoomay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Azerbaijan, , Jeyhun Bayramov. Munaasabadda waraaqaha looga guddoomay safiirka ayaa ka dhacday xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dalka Azerbaijan, halkaas...

Farmaajo iyo Siciid Deni oo kulan ku yeeshay Muqdisho
Post

Farmaajo iyo Siciid Deni oo kulan ku yeeshay Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. “Waxaan kulan ku saabsan xaaladda dalka, adkaynta midnimada iyo xal-u-helidda khilaafaadka ka taagan dastuurka iyo doorashooyinka dalka la qaatay Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo ay wehelinayeen qaar ka mid ah mas’uuliyiinta goleyaasha...