Month: February 2026

Ra’iisul wasaaraha Jarmalka oo gaaray Shiinaha
Post

Ra’iisul wasaaraha Jarmalka oo gaaray Shiinaha

Dalalka Yurub ayaa bilaabay Xiriir toos ah oo ay la sameynayaan Shiinaha kaddib markii Trump uu cadaadis ku bilaabay dalalka Yurub. Ra’iisul wasaaraha Jarmalla, Friedrich Merz ayaa gaaray Shiinaha, wuxuuna maanta wada-hadal lagu xoojinayo xiriirka iyo kalsoonida labada dal uu la yeeshay madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, iyadoo Merz uu noqonayo hoggaamiyihii saddexaad oo galbeedka ka...

Wasiir Fartaag oo sheegay in la dilay saraakiil katirsan AS oo…
Post

Wasiir Fartaag oo sheegay in la dilay saraakiil katirsan AS oo…

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ( Fartaag), ayaa sheegay in laamaha amniga dalka ay xooga saari doonaan la dagaallanka kooxda Al-shabaab. Wasiir Fartaag, ayaa carabka ku dhuftay in amniga Muqdisho uu ku yimid iskaashi dhex-maray laamaha amniga iyo shacabka Soomaaliyeed.  “Waxaan rabaa in aan laamaha amaanka...

Madaxweynaha Israa’iil oo yimid dal Soomaaliya daris la ah
Post

Madaxweynaha Israa’iil oo yimid dal Soomaaliya daris la ah

Addis Ababa ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Israa’iil, Isaac Herzog, ayaa Arbacada saaka ah tagay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya. Waa booqasho rasmi ah oo uu madaxweynaha Israa’iil ku tegay Itoobiya. Markii uu Madaxweyne Herzog ka degay Gegida diyaaradaha ee Bole International Airport, waxaa ku soo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda, Gedion Timothewos iyo Wasiiru-dowlaha,...

NISA oo sheegtay in weerar ka dhacay Hir-shabeelle ay ku dishay 23 xubnood oo katirsan AS
Post

NISA oo sheegtay in weerar ka dhacay Hir-shabeelle ay ku dishay 23 xubnood oo katirsan AS

Hir-shabeelle ( Raxanreeb Online) War qoraal oo kasoo baxay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa lagu sheegay in ciidanka NISA oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ay afar howlgal oo qorsheysan ay toddobaadkan ka fuliyeen deegaanno ka kala tirsan Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, isla markaana ay ku dileen in ka badan 23 maleeshiyaadka oo katirsan...

Somali Government Warns Businesses Over Financing of Al-Shabaab
Post

Somali Government Warns Businesses Over Financing of Al-Shabaab

Mogadishu, Somalia – The Minister of Interior Security of the Federal Government of Somalia, Abdullahi Sheikh Ismail Fartaag, has announced that security forces have intensified operations against Al-Shabaab, implementing what he described as a coordinated and multi-dimensional strategy aimed at dismantling the group’s operational, ideological, and financial networks. Addressing the media, Minister Fartaag said that...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay xubno sare oo ka socday boqortooyada Ingiriiska
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay xubno sare oo ka socday boqortooyada Ingiriiska

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Marwo Sophie (Duchess of Edinburgh) oo ah xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska. Intii kulanku socday, Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Marwo Sophie ayaa ka wada halday xoojinta xiriirka soo jireenka laba-geesoodka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Boqortooyada Ingiriiska, gaar...

Villa Somalia Demonstrates Flexibility as Opposition Declares Talks Failed
Post

Villa Somalia Demonstrates Flexibility as Opposition Declares Talks Failed

Somalia’s Ministry of Interior on Monday issued an official press statement outlining the current status of national consultations and addressing challenges that have affected the latest round of political talks held at Villa Somalia. The Federal Government stated that since March 2025 it has undertaken extensive consultations with former leaders, civil society actors, and political...

Wasiirka Gaashaandhigga oo eedeeyn culus u jeediyay golaha Mustaqbalka
Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo eedeeyn culus u jeediyay golaha Mustaqbalka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook, kaga hadlay fashilkii ku yimid shirkii u dhaxeeyay dowladda federaalka iyo golaha Mustaqbalka Soomaaliya. Wasiir Fiqi, ayaa sheegay in dowladda ay si xilkasnimo ah u aqbashay dalabka mucaaradka ee ay kasoo sareen shirkii magaalada kismaayo. Sidoo...

Ingiriiska oo mucaaradka iyo dowladda ku bogaadisay in ay sii wadaan wadahadalkooda
Post

Ingiriiska oo mucaaradka iyo dowladda ku bogaadisay in ay sii wadaan wadahadalkooda

Muqdisho ( Raxanreeb Online Safaaradda Ingiriiska ee Soomaaliya, ayaa soo dhoweeysay wada-hadalada dowladda federaalka iyo golaha Mustaqbalka Soomaaliya, si ay uga xaajodaan arrimaha doorashooyinka iyo geeddi socodka siyaasadda dalka. Qoraalka kazoo baxay safaaradda Ingiriiska, ayaa lagu sheegay in UK ay soo dhoweyneyso wada-hadallada dib u yesheen dhinacyada isku haya siyaasadda ee dowladda iyo mucaaradka. “UK...

Somalia’s Federal Talks Stall as Diplomats Push for Compromise
Post

Somalia’s Federal Talks Stall as Diplomats Push for Compromise

The British Embassy in Somalia has welcomed the recent political talks between the Federal Government of Somalia and opposition leaders, particularly members of the Council for Somalia’s Future, describing the engagement as a constructive step toward addressing pressing national issues, including electoral arrangements and the broader political process. In an official statement, the UK Embassy...