Baydhabo ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowlad goboeedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa booqasho, dhiiragelin ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Dowladda Koonfur Galbeed, kuwaas oo loo diyaarinayo adkeynta amniga iyo ilaalinta dowladnimada koonfur galbeed. Madaxweynaha ayaa adkeeyey in dowladdu ka go’an tahay taageeridda iyo tayeynta ciidamada, si ay u gutaan waajibaadkooda qaran...
Month: February 2026
SOMALIA: Key Political Dialogue Delayed Amid Intense Federal–Opposition Negotiations
Mogadishu (Raxanreeb Online) — High-level consultative meetings are underway in Mogadishu between leaders of the Federal Government of Somalia and members of the opposition, focusing on key national issues including elections, constitutional matters, security, and the continuation of structured dialogue between the two sides. The talks, which took place on Wednesday and Thursday, were temporarily...
Diplomatic Gains Boost Somali Passport Standing Worldwide
The passport of the Federal Republic of Somalia has risen 15 positions in the most recently released global passport ranking, moving from 111th place in 2021 to 96th position today. Prime Minister Hamza Abdi Barre said the improvement reflects growing international confidence in Somalia’s progress, stability, governance and global standing. He noted that the enhanced...
Dowladda federaalka iyo Mucaaradka oo kulamo gaargaar ah ka wada Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb Online) waxaa magaalada Muqdisho ka socda kulamada gaargaar ah ee Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubnaha Mucaaradka ay uga arrinsanayaan qodobada miiska saaran ee la xiriira Doorashooyinka, Dastuurka, amniga iyo in ay sii socdaan kulamada u dhaxeeya. Shirka oo qabsoomay Arbacadii iyo Khamiistii ayaa hakad galay Jimcihii hakad si labada dhinac ay usoo...
Dowladda Shiinaha oo cadaadis xun saaray Muslimiinta ku nool dalkaasi
Shiinaha ayaa mar kale sanadkan xayiraado aad u adag ku soo rogay soomka muslimiinta Iigoorka ee ku nool Turkistaanka Bari. Maamulka ayaa adeegsanaya habab caburin ah oo lagu joojinayo gudashada waajibka diiniga ah, iyadoo la geeyay ciidamo gaar ah oo waddooyinka wareega si ay u ilaaliyaan dadka si dhuumasho ah u soomaya. Ciidamadan ayaa habeenkii...
Maxaa looga hadlay kulanka golaha wasiirrada ee XFS ?
Muqdishon(Raxanreeb Online) kulanka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddominayay Ra’iisul wasaaraha dalka Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ka qabsoomay magaalada Muqdisho. Kulanka golaha wasiirrada ee todobaadlaha ayaa maanta diirada lagu saaray qodobo kala duwan oo ay mid yihiin xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan amniga iyo abaaraha ba’an ee saameeyay qaybo...
Shirka dowladda federaalka iyo mucaaradka oo ka socda Villa Somalia
Muqdisho (Raxanreeb Online) Waxaa goordhaw madaxtooyada Soomaaliya ka furmay shirka watashiga ee u dhaxeeya dowladda federaalka iyo golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo ay qeyb ka yihiin madaxda Puntland iyo Jubbaland. Kulankan ayaa looga hadlaya arrimaha doorashooyinka, wax kabedelka dastuurka, abaaraha dalka ka jira, amniga iyo dagaalka Al-shabaab iyo midnimada dalka. Shirkan ayaa ahaa mid aad loo...
Kenya oo sheegtay in ay ka hortagtay weerar laga fulin lahaa magaalada Nairobi
War kasoo baxay Booliska ka hortaga weerararda Argagixsada ee dalka Kenya oo lagu daabacay bartooda X, ee horrey loo oran jiray Twiter, ayaa lagu xusay in waaxda oo kaashanaysa hay’addda Sirdoonka ay ka hortageen waxay ugu yeereen weerar ay damacsanaaayeen kooxda al-shabaab inay ka fuliyaan gudaha Kenya. “Qorshayaal ay maleegayeen kooxda Al Shabaab si ay...
Maxaa la filaya in looga hadlay shirka dowladda iyo mucaaradka ee maanta ka furmaya Muqdisho?
Muqdisho (Raxanreeb Online) Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ay ku midsan yihiin madaxda Puntland iyo Jubbaland iyo golaha samatabixinta Soomaaliyeed ayaa goordhaw gaaray madaxtooyada Soomaaliya, halkaas oo la filayo inuu ka furmo shirka dowladda iyo mucaaradka. Kulamadaan ayaa la filayaa in looga hadlo arrimaha doorashooyinka, Abaaraha ka jira dalka, amniga gaar ahaan dagaalka Al-shabaab iyo Ilaalinta...
Police Raid Raxanreeb Media Office in Las Anod, Seize Equipment After Employment Report
Las Anod — Police authorities in Somalia’s Northeastern Administration have reportedly conducted a raid on the offices of Raxanreeb Media in Las Anod, following the publication of a report detailing complaints from local residents regarding employment practices in the area. The report, published earlier this week, cited grievances from members of the community who alleged...








