Day: April 25, 2026

Home » Archives for April 25, 2026
Hoggaamiye Jibriil Cabdirashiid oo daah-furay qorshaha isbadalka Koonfur Galbeed
Post

Hoggaamiye Jibriil Cabdirashiid oo daah-furay qorshaha isbadalka Koonfur Galbeed

Baydhabo ( Raxanreeb Online) Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Koonfur Galbeed, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa si rasmi ah u daah-furay Qorshaha Isbeddelka Koonfur Galbeed iyo Siyaasadda Xalka Waara. Munaasabadda daah-furka oo ka dhacday magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirro iyo xildhibaano ka tirsan dowladda, wakiillo ka socday bulshada rayidka ah iyo bahwadaagta...

Kooxo hubeysan oo weeraro culus ku qaaday caasimada dalka Mali
Post

Kooxo hubeysan oo weeraro culus ku qaaday caasimada dalka Mali

Mali ( Raxanreeb Online) Kooxo hubeysan ayaa qaaday weerarro qorsheysan oo ka dhacay guud ahaan dalka Mali, oo ay ku jirto caasimadda Bamako, sida ay sheegeen ciidanka dalkaas. War qoraal ah oo ay soo saareen subaxnimadii Sabtida, milatariga Mali ayaa sheegay in “dagaal uu weli socdo”, iyagoo intaas ku daray in “ciidamada difaaca iyo kuwa...

Maxkamad ku taala Kenya oo soo saartay amar ku socda Haweenka Uurka leh
Post

Maxkamad ku taala Kenya oo soo saartay amar ku socda Haweenka Uurka leh

Nairobi ( Raxanreeb Online) Maxkamadda Racfaanka ee dalka Kenya ayaa guud ahaanba meesha ka saartay in dumarku iska soo ridi karaan ilmaha uurkooda ku jira ka dib markii la hor geeyey kiis la xidhiidha in uurka layska soo ridi karo. Maxkmaddu waxay tilmaantay in aanu Dastuurka Kenya meelna kaga jirin in layska soo ridi karo...

Somali Government Intensifies Military Operations Against Al-Shabaab
Post

Somali Government Intensifies Military Operations Against Al-Shabaab

The Federal Government of Somalia has in recent days escalated the deployment of security forces to multiple districts and rural areas across the country, in a renewed push to intensify operations against Al-Shabaab. According to official sources, the Commander of the Somali National Army’s Ground Forces, General Sahal Abdullahi Omar, has overseen the mobilisation and...

Somali President Meets Puntland Traditional Elders in Mogadishu
Post

Somali President Meets Puntland Traditional Elders in Mogadishu

Hassan Sheikh Mohamud convened a high-level consultative meeting with a delegation of prominent traditional elders from Puntland, led by Sultan Zubeyr Sultan Haji Mahmoud, as part of ongoing efforts to reinforce cooperation between the Federal Government and customary leadership. The meeting brought together senior representatives from the Leelkase community within the Federal Government of Somalia...

Taliyaha ciidanka dhulka oo shaaciyay in howlgalka ka dhan AS inuu biloowday
Post

Taliyaha ciidanka dhulka oo shaaciyay in howlgalka ka dhan AS inuu biloowday

Dowladda Soomaaliya ayaa maalmihii u dambeeyay waxa ay ciidamo badan ku daabuleysa deegaano iyo degmooyin ku yaalla gobolka dalka, halkaasi oo ay dowladu dooneyso in howlgallo ka dhan ah maleeshiyaadka Al-shabaab laga sameeyo Saacadihii la soo dhaafay Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa sagootiyay cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Turkiga uusan aheyn guumeyste cusub…
Post

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Turkiga uusan aheyn guumeyste cusub…

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka wasaaradda Batroolka iyo macdanta Soomaaliya Daahir Shire Maxamed, ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalo kasoo yeeray aqoonyanka Soomaaliyeed Abdi Ismacil Samatr oo ku saabsanaa heshiisyada Batroolka iyo difaaca ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Turkiga. Wasiir Daahir Shire, ayaa sheegay in uu ka walaacsan yahay hadaladaas, isaga oo ku tilmaamay kuwa...