General Dagvin Anderson, Commander of United States Africa Command (AFRICOM), has warned that Yemen’s Houthi rebels are actively planning to deploy maritime radar surveillance systems into Somalia to monitor international shipping and naval movements along the Somali coastline. In an interview with The Wall Street Journal, General Anderson revealed that the radar systems are slated...
Day: September 2, 2026
Ciidankii taabacsanaan Lafta-gareen oo duqeyn lala beegsaday
Naaxo ( Raxanreeb Online) Ciidamadii taabacsanaa madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed ee Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa heegan sare lagu geliyay fariisimahooda ku yaalla duleedka magaalada Baydhaba. Wararka ayaa waxa ay intaas ku darayaan in xalay diyaarado ay madaafiic ku garaaceen deegaanka Naaxo, oo ku dhow fariisimaha ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed. Ilaa hadda lama xaqiijin...
Madasha Mucaaradka oo kulan degeg ah ku leh Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Waxaa goordhow kulan xasaasi ah hotel Jaziira, uga furmay madasha Samatabixinta Mucaaradka, iyadoo looga hadlayo xaaladda guud ee dalka iyo arrimaha siyaasadeed ee taagan. Kulanka ayaa sidoo kale diiradda lagu saarayaa dardargelinta abaabulka bulshada, iyadoo xubnaha madashu ay sheegayaan in loo baahan yahay dadaallo lagu wajahayo marxaladda adag ee dalka. Wararka...
Dowladda Turkiga oo Soomaaliya u kordhisay diyaaradaha dagaalka…
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Sida wararka soo baxaya ay sheegayaan dowladda Turkiga ayaa la sheegay inay Soomaaliya u kordhisay taageerada dhinaca diyaaradaha dagaalka, xilli dalka uu ka taagan yahay muran siyaasadeed iyo amni oo sii xoogeysanaya. Arrintan ayaa ku soo aaday xilli Puntland iyo siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ay dowladda Federaalka ku eedeynayaan tallaabooyin ay ku...
Hoggaamiye Aadan Madoobe oo kulan muhiim ah la qaatay Odoyaasha dhaqanka Koonfur Galbeed
Baydhabo ( Raxanreeb Online) Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay odeyaasha dhaqanka Koonfur Galbeed. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray doorka muhiimka ah ee odeyaasha dhaqanka ay ka qaadanayaan qabsoomida gogasha dib-u-heshiisiinta, nabadaynta iyo xoojinta wadajirka bulshada reer Koonfur Galbeed. Hoggaamiye Shekh Aadan Madoobe ayaa tilmaamay...
Wasaaradda amniga oo kulan lagu xoojinayo amniga la qaadatay wasiirrada amniga ee Koonfur Galbeed iyo Waqooyi Bari
Muqdisho ( Raxanreeb Online_ Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya, Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirrada Amniga ee Dowlad-goboleedyada Koonfur Galbeed, Galmudug, Hirshabeelle iyo Waqooyi Bari. Wasiirrada ayaa magaalada Muqdisho u jooga ka qaybgalka Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo 1–2 Sebteembar 2026 ka socda Muqdisho, kaas oo diiradda lagu...





