Day: September 1, 2026

Home » Archives for September 1, 2026
Ciidamada Badda Soomaaliya oo Turkiga Tababar Kaga Soo Laabtay
Post

Ciidamada Badda Soomaaliya oo Turkiga Tababar Kaga Soo Laabtay

Muqdisho (Raxanreeb Online): Ciidamo ka tirsan Ciidanka Badda Soomaaliya oo tababar ku soo dhamaystay dalka Turkiga ayaa la filayaa in dhawaan lagu qalabeeyo maraakiib dagaal iyo agab ciidan oo loogu talagalay howlaha badda. Tallaabadan ayaa qeyb ka ah iskaashiga dhinaca difaaca iyo amniga badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, iyadoo la doonayo in kor...

MW Xasan Sheekh oo Ka Qaybgalay Shirka Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn
Post

MW Xasan Sheekh oo Ka Qaybgalay Shirka Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn

Belgrade, Serbia (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Belgrade ee dalka Serbia kaga qeyb galay Shirka Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn (Non-Aligned Movement). Madaxweynaha ayaa shirka kusoo bandhigay caqabadaha amniga, siyaasadda iyo dhaqaalaha ee dunidu wajahayo, isagoo adkeeyay muhiimadda ay leedahay xoojinta iskaashiga iyo wada-shaqeynta caalamiga ah. Xasan Sheekh ayaa...

DEG-DEG: Gaari Rakaab ah oo Shil Culus ku Galay Waddada Banisa–Mandera
Post

DEG-DEG: Gaari Rakaab ah oo Shil Culus ku Galay Waddada Banisa–Mandera

Mandera, Kenya (Raxanreeb Online): Gaari nooca rakaabka qaada ah (Matatu) oo ka soo ambabaxay magaalada Banisa, kuna sii jeeday Mandera (Yarey), ayaa duhurnimadii maanta galay shil culus. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in aan illaa hadda la soo sheegin wax dhimasho ah, balse shilku uu sababay dhaawacyo. Waxaa la sheegayaa in hooyo iyo wiilkeeda yar...

Maxaa Ka Jira: Cali Isaaq Ibraahim oo Lagu Eedeeyay inuu U Goostay Ciidamada Laftagareen?
Post

Maxaa Ka Jira: Cali Isaaq Ibraahim oo Lagu Eedeeyay inuu U Goostay Ciidamada Laftagareen?

Baydhabo (Raxanreeb Online): Warar aan weli si rasmi ah loo xaqiijin ayaa sheegaya in Cali Isaaq Ibraahim, oo ka tirsan Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, uu u goostay ciidamada taabacsan Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen ee ku sugan duleedka magaalada Baydhabo. Cali Isaaq Ibraahim ayaa la sheegay inuu yahay walaalka Taliyaha Guutada 8-aad ee Qeybta...

DEG-DEG: Xubin Ka Tirsanaa Burcad-badeedii Afduubatay MV LUTUF oo Garacad Lagu Dilay
Post

DEG-DEG: Xubin Ka Tirsanaa Burcad-badeedii Afduubatay MV LUTUF oo Garacad Lagu Dilay

Garacad (Raxanreeb Online): Ciidamada ammaanka Dowladda Puntland ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyay degmada xeebta ah ee Garacad, kaas oo lagu beegsaday xubno la sheegay inay ka tirsanaayeen kooxdii afduubatay markabkii MV LUTUF. Hawlgalka ayaa lagu dilay, sida xogaha la helayo, Bile Galaal, oo lagu sheegay inuu kamid ahaa burcad-badeedii gacanta ku haysay markabka LUTUF. Sidoo...

WAR: Col. Cali Xuubeey oo Ugu Dambeyn Gaaray Beledweyne
Post

WAR: Col. Cali Xuubeey oo Ugu Dambeyn Gaaray Beledweyne

Beledweyne (Raxanreeb Online): Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa ugu dambeyn xal u helay sidii Col. Cali Xuubeey, oo shan bilood ka hor loo magacaabay Taliyaha Guutada 5-aad ee ka howlgasha gobolka Hiiraan, uu ku gaari lahaa magaalada Beledweyne. Col. Cali Xuubeey ayaa maanta gaaray Beledweyne, waxaana la filayaa inuu maalmaha soo socda si rasmi ah...

Fiqi oo Deni Ku Eedeeyay Taageerada Burcad-badeedda
Post

Fiqi oo Deni Ku Eedeeyay Taageerada Burcad-badeedda

Muqdisho (Raxanreeb Online): Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa hadal uu jeediyay ku sheegay in Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, uu taageero siinayo kooxaha burcad-badeedda. Fiqi ayaa eedeyntan jeediyay xilli ay xeebaha Puntland ka taagan yihiin xiisado la xiriira soo laba-kacleynta burcad-badeedda iyo afduubka maraakiibta, iyadoo Dowladda Federaalka iyo Puntland ay ku kala...

DEG-DEG: Deni oo Amarro Cusub Ka Soo Saaray Amniga iyo Maamulka Puntland
Post

DEG-DEG: Deni oo Amarro Cusub Ka Soo Saaray Amniga iyo Maamulka Puntland

Boosaaso (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magaalada Boosaaso kulan kula qaatay Golaha Wasiirrada, Xildhibaannada iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xukuumaddiisa, isagoo soo saaray amarro cusub oo la xiriira amniga, hubka sharci-darrada ah, ciidamada iyo horumarinta kaabayaasha Puntland. 1. Hubka sharci-darrada ah Madaxweyne Deni ayaa faray in laamaha amniga ay...

MW Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn
Post

MW Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn

Belgrade, Serbia (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Belgrade ee dalka Serbia kaga qeyb galay Shirka Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn (Non-Aligned Movement), halkaas oo uu khudbad kaga hadlay xaaladda amni, siyaasadeed iyo dhaqaale ee dunida. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in caqabadaha maanta dunidu wajahdo, oo ay kamid yihiin...