Doha (Raxanreeb ) Taliyihii hore ee Hay’adda NISA oo war qoraal ah soo saaray ayuu talooyin ugu jeedayay , Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku furan dagaalka Itoobiya.
Fahad waxa uu sheegay in madaxwaynaha looga baahan yahay inuu qaado talaabooyin jawaab cad u ah talaabada Itoobiya isla markaana uu joojiyo jilicsanaanta hadda ku jirta sida uu qoraalkiisa ku xusay.
Waxa uu meesha ka saaray Fahad Yaasiin in waqtigan ay jirto kala qayb sanaan maadama hadda waxa laga hadlayo ay tahay gobonimada Soomaaliya.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA FAHAD YAASIIN
Leave a Reply