Warka Raxanreeb : Maxaa ugu danbeeyey weerarkii Ceeldheer  & dagaal beeleedyada socda.

Warka Raxanreeb : Maxaa ugu danbeeyey weerarkii Ceeldheer  & dagaal beeleedyada socda.

Muqdisho (Raxanreeb )-  Deegaano ka mid ah dalka gaar ahaan dhanka Galmudug waxa ka jira dagaal beeleed dad badan ay ku dhibteen inkastoo maleeshiyaadka  hada la kala qaaday.

Sidoo kale waxaa jira warar dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaal kooxda Al- Shabaab ay ku qaadeen fariisimo ciidanka dowladda

Qodobaasa & Israa’iil oo mar qura 20- qof oo Falastiin ah dishay waxaad ku daawan doontaan warka Raxanreeb waxaa inoo haysa Weriyaha Raxanreeb ee Muqdisho Anfa Aden Abdi

DAAWO :

Leave a Reply

Your email address will not be published.