DAAWO- Wararka ugu waa waynaa dalka & Raxanreeb.

DAAWO- Wararka ugu waa waynaa dalka & Raxanreeb.

Muqdisho (Raxanreeb )- Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa fuliyay howlgal ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab waxaana ka soo baxaya warar kala duwan

Puntland dhankeeda waxa ay gacanta ku soo dhigtay mid ka mid ah kooxdii Afduubka u gaystay markab MV Abdullaahi

Cuba oo ku adkaysanaysa in AFRICOM gacan ay ku lahayd dilka laba dhaqtar oo gacanta ugu jiray kooxda Al- Shabaab.

Wararkan oo dhamaystiran halkaan ka daawo waxaa inoo haysa Anfa Aden Abdi.

Leave a Reply

Your email address will not be published.