Muqdisho (Raxanreeb )- Guddoonka labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta go’aamiyay xillga rasmiga ah ee la furayo kalfadhiga 5-aad ee yeelanayaan xildhibaanada labada Aqal.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Ankara, Turkiga, halkaas oo ay uga qeybgalayaan wadahadallo u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya oo ay garwadeen ka tahay dowladda Turkiga.
Wariyaha Raxanreeb ee magaalada Muqdisho Hanad Ali Guled ayaa inoo soo koobaya wararkii ugu danbeeyay ee gudaha & dibadda.
HOOS KA DAAWO
Leave a Reply