DAAWO : Banaanbax ka dhacay Gaalkacyo & digniin adag oo u diray KARAASH.

DAAWO : Banaanbax ka dhacay Gaalkacyo & digniin adag oo u diray KARAASH.

Muqdisho (Raxanreeb )- Maanta oo Arbaca ah waxa magaalada Gaalkacyo ka dhacay dibadbaxyo balaaran oo ay dhigeen wadayaasha Bajaajta

Qodobada kale waxa qayb ah , Madaxwayne ku xigeenkii hore ee Puntlad Axmed Karaash oo digniin adag u diray Somaliland.

Weriyaha Raxanreeb ee Muqdisho Hanad Ali Guled ayaa inoo haya qodobadaas & kuwo kale oo xiiso badan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.