Laamaha Amniga oo soo furtay Dad afduub loo heystay

Laamaha Amniga oo soo furtay Dad afduub loo heystay

Laamaha amaanka Degmada Wanlaweyn oo maanta soo furtay dad afduub ahaan loo heystay iyo gaari degmada laga aftuubtay.

Howlgalkan ayaa ka dhacay degaanka Haakow oo gaari iyo dadka lagu heystay dhowr qof oo aftuubnaa ayaa lasoo badbaadiyey.

Qaar kamid kooxda aftuubka geysatay iyo hubkooda ayaa gacanta lagu dhigay.

Howlgalkan waxaa hogaaminaayey taliyaha booliska degmada Cabdalla Isxaaq waxaana ka qayb ka ahaan Militiriga iyo Daraawishta Degmada Wanlaweyn.

Leave a Reply

Your email address will not be published.