Ciidanka dowladda oo Hal Goob ku dilay 9 katirsan Al-Shabaab

Ciidanka dowladda oo Hal Goob ku dilay 9 katirsan Al-Shabaab

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 9-aad waxay howlgal qorsheysan ay ku dileen hubno sare oo katirsan Aragagaxisada Al-Shabaab.

Abagbeeday oo qiyaas 20km dhanka beri kaga beegan Magaalada Xuddur ayaa isku hor imaad dhex maray ciidamada iyo Al-Shabaan, waxayna ciidanka ay soo furteen hub ay ka mid yihiin Qoryaha BKM iyo AK47 .

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya degaannada howlgalka laga fuliyay ayaa waxaa ay sheegayaan in xaaladu degan tahay, isla markaana ay Goobta ay ku sugan yihiin Ciidanķa xoogga dalka Soomaaliyeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published.