Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xaqiijyay in lasii daayay dhalinyaro kasoo jeeda gobolada Waqooyi oo lagu tuhmay dilka AUN C/naasir Daahir Dahable.
Dhallinyarada ayaa la shaqeynayay markuumka oo ka tirsanaa Hay,adda duulista rayidka maalmo ka hor ayaana lasii daayay.
AUN C/naasir Daahir Dahable ayaa meydkiisa laga helay guriga ku yaalla aga gaarka garoonka Aadan Cade 19-kii February ee 2024.
Xildhibaan Mahdi Guuleed ayaa sidoo kale sheegay in xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka laga sugayo natiijada baariska Kiiskaan.
Leave a Reply