Mudug (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga gobolka Mudug, ayaa maanta gaaray degmada Galdogob.
Madaxweyne Deni ayaa hoygiisa ku booqday Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas, iyadoo booqashadu qeyb ka tahay kulamada iyo howlo shaqo oo uu Madaxweynaha ka wado gobolka Mudug.










Leave a Reply