Mudug (Raxanreeb Online): Maamulka Puntland ayaa qaramaysay cudud ciidan oo ku sugneyd degmada Saaxo ee galbeedka gobolka Mudug, kadib markii ciidamadan loo maray nidaamka rasmiga ah ee diiwaangelinta ciidamada.
Ciidamadan ayaa lagu daray Qaybta 60-aad ee Ciidanka Difaaca Puntland, taas oo qeyb ka noqonaysa qaab-dhismeedka rasmiga ah ee ciidamada Puntland.





Leave a Reply