Gen. Jimcaale: “Puntland Waan Ahayn, Waana Sii Ahaan Doonnaa”

Gen. Jimcaale: “Puntland Waan Ahayn, Waana Sii Ahaan Doonnaa”

Puntland (Raxanreeb Online): Jeneraal Jimcaale Jaamac Takar, oo horey uga tirsanaa Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay inuu ka baxay Dowladda Federaalka, isla markaana uu ku biiray Puntland.

Gen. Jimcaale ayaa caddeeyay inuu garab taagan yahay Puntland, isagoo sheegay: “Puntland waan ahayn, waana sii ahaan doonnaa.”

Hadalkan ayaa kusoo beegmaya xilli uu jiro khilaaf siyaasadeed iyo mid amni oo u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Puntland, gaar ahaan arrimaha ciidamada, doorashooyinka iyo awoodaha dowladda dhexe iyo dowlad-goboleedyada.

Leave a Reply

Your email address will not be published.