Author: Mohamed (Mohamed Morsal)

Puntland Official Warns of Possible Parallel Government Amid Somalia Election Dispute
Post

Puntland Official Warns of Possible Parallel Government Amid Somalia Election Dispute

MOGADISHU —Puntland officials and Somali opposition figures have raised concerns over the country’s unresolved electoral dispute, warning that failure to reach a political agreement could deepen divisions and lead to competing political arrangements. The remarks were made during a PDRC Talks forum, where political figures discussed Somalia’s electoral process, the ongoing disagreements between the Federal...

Türkiye Denies New Visa Restrictions on Somali Travel
Post

Türkiye Denies New Visa Restrictions on Somali Travel

ANKARA (Raxanreeb Online) — Türkiye has denied reports circulating on social media claiming that Somalia has introduced new visa and travel restrictions targeting Turkish citizens. Türkiye’s Directorate of Communications’ Center for Combating Disinformation said the reports were baseless and stressed that no new decision had been taken by the Somali government to impose restrictions on...

Turkiga oo beeniyay in Soomaaliya ay xayiraad Fiiso ku soo rogtay muwaadniinteeda
Post

Turkiga oo beeniyay in Soomaaliya ay xayiraad Fiiso ku soo rogtay muwaadniinteeda

Ankara ( Raxanreeb Online) Dowladda Türkiye ayaa beenisay warar maalmihii u dambeeyay lagu faafiyey baraha bulshada, kuwaas oo sheegayay in Dowladda Soomaaliya ay xayiraado cusub oo dhinaca fiisaha iyo socdaalka ah kusoo rogtay muwaadiniinta u dhashay Türkiye. Hay’adda Türkiye u qaabilsan la-dagaallanka wararka marin-habaabinta ah ayaa sheegtay in wararkaasi aysan sal iyo raad toona lahayn,...

Kenya oo wajaheysa qiimo kororka Gaaska wax lagu karsado
Post

Kenya oo wajaheysa qiimo kororka Gaaska wax lagu karsado

Nairobi ( Raxanreeb Online) Sida wararka soo baxaya ay sheegayaan dalka Kenya ayaa lagu wadaa inay bisha October 2026 wajahdo qiimo-koror ku yimaada gaaska wax lagu karsado, kaddib markii ay sare u kacayaan kharashaadka la xiriira maadooyinka iyo waxyaabaha loo adeegsado soo saarista iyo diyaarinta gaaska. Sida ay sheegayaan ilo kala duwan, kororka qiimaha ayaa...

Madaxweyne Xasan oo New York kula kulmay madax kala duwan oo ka qeyb  galeysa Shirka QM
Post

Madaxweyne Xasan oo New York kula kulmay madax kala duwan oo ka qeyb galeysa Shirka QM

News York (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay Madaxweynaha Serbia, Aleksandar Vučić, Madaxweynaha Senegal, Bassirou Diomaye Faye, Madaxweynaha Zimbabwe, Emmerson Dambudzo Mnangagwa, iyo Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Pakistan, Muhammad Shehbaz Sharif. Kulamada ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga Soomaaliya iyo dalalkaasi iyo...

Toogasho wadareed oo ka dhacay magaalada Durban
Post

Toogasho wadareed oo ka dhacay magaalada Durban

Durban ( Raxanreeb Online) Ugu yaraan 11 qof ayaa lagu dilay toogasho wadareed ka dhacday guri ku yaalla deegaanka KwaMakhutha, oo u dhow magaalada Durban ee Koonfur Afrika. Booliska ayaa sheegay in rag hubeysan ay guriga gudaha u galeen fiidkii Talaadadii, kadibna rasaas ku fureen 14 qof. Toban qof ayaa goobta ku dhintay, halka afar...

Uganda Suspends Military Cooperation With Turkey Amid Extradition Dispute
Post

Uganda Suspends Military Cooperation With Turkey Amid Extradition Dispute

KAMPALA— Uganda has suspended all military and defense cooperation with Turkey amid a diplomatic dispute over the alleged refusal by Ankara to extradite Ugandan political commentator Fred Lumbuye, a prominent critic of President Yoweri Museveni. Uganda People’s Defence Forces (UPDF) spokesperson Chris Magezi announced the decision in a statement posted on X, saying the suspension...

Woqooyi Bari oo Xannibay Gaadiid Raran oo Ka Yimid Dekedda Berbera
Post

Woqooyi Bari oo Xannibay Gaadiid Raran oo Ka Yimid Dekedda Berbera

Laascaanood (Raxanreeb Online) Woqooyi Bari oo Xannibay Gaadiid Raran oo Ka Yimid Dekedda BerberaMaamulka Waqooyi Bari ayaa xannibay gaadiid xamuul ah oo markii ugu horreysay muddo saddex sano ah ka soo baxay Dekedda Berbera ee Somaliland, kuwaas oo marayay jidka isku xira Burco iyo Laascaanood. Gaadiidkan ayaa la sheegay inuu u rarnaa ganacsato ku sugan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka

New York ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo uu kaga qeybgalayo kalfadhiga 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Inta uu ku sugan yahay New York, Madaxweynaha ayaa lagu wadaa inuu ka qeyb galo kulamada heerka sare, isla markaana uu jeediyo...