Author: Mohamed (Mohamed Morsal)

Maxey tahay sababta Uganda ay xiriirka ugu jartay dowladda Turkiga ?
Post

Maxey tahay sababta Uganda ay xiriirka ugu jartay dowladda Turkiga ?

Kambaala ( Raxanreeb Online) Ciidamada Uganda ayaa sheegay inay hakiyeen iskaashigii milateri ee kala dhexeeyay Turkiga, kadib markii la dalbaday in Ankara ay soo wareejiso qoraa siyaasadeed oo caan ah, kaas oo si adag u dhaliila Madaxweyne Yoweri Museveni. “Ciidamada Difaaca Dadweynaha Uganda (UPDF) ayaa si degdeg ah u hakiyay dhammaan wixii iskaashi dhanka difaaca...

Puntland oo sii daysay ciidamo iyo gaadiid lagu qabtay Gaalkacyo
Post

Puntland oo sii daysay ciidamo iyo gaadiid lagu qabtay Gaalkacyo

Gaalkacyo (Raxanreeb Online) Maamulka Puntland ayaa galabta sii daayay ciidamo iyo gaadiid ay hore ugu qabteen magaalada Gaalkacyo, kuwaas oo lagu wareejiyay maamulka deriska la ah ee Galmudug. Ciidamada iyo gaadiidka ayaa lagu wareejiyay masuuliyiinta Galmudug, kaddib markii ay Puntland gacanta ku dhigtay xilli ay ku sugnaayeen magaalada Gaalkacyo. Tallaabadan ayaa timid xilli magaalada Gaalkacyo...

Puntland oo qabatay ciidamo katirsan dowladda oo gaaraya 130 Askari
Post

Puntland oo qabatay ciidamo katirsan dowladda oo gaaraya 130 Askari

Gaalkacyo (Raxanreeb Online) Ciidamada ammaanka Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ku qabtay ciidamo iyo saraakiil la sheegay inay ka tirsan yihiin dowladda Federaalka Soomaaliya. Sida ay sheegeen saraakiil ciidan oo Puntland ah, ciidamada la qabtay ayaa gaaraya ku dhowaad 130 askari iyo saraakiil, kuwaas oo la socday laba gaari oo milatari. Wararka ayaa sheegaya in ciidamadaasi...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u safray dalka Mareykanka
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u safray dalka Mareykanka

New York ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa manta u safray magaalada New York, halkaasi uu kaga qeyb gali doono shirka golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee Berri furmi doona. Madaxweynaha ayaa khudbad ka jeedin doono fadhiga golaha Qaramada Midoobay, isaga oo sidoo kale ka qeyb gali doona kulamada doodaha ee kulanka....

Mareykanka oo Shiinaha kala hadlay tallaabo ay khubaro badan ka digeen
Post

Mareykanka oo Shiinaha kala hadlay tallaabo ay khubaro badan ka digeen

New York ( Raxanreeb Online) Xoghayaha Maaliyadda Mareykanka, Scott Bessent, ayaa sheegay in Shiinaha iyo Mareykanka ay ka wada hadleen qorshe lagu dhisayo nidaam digniin-wadaag ah oo ku saabsan sirdoonka macmalka ah (AI). Bessent ayaa sheegay in sida uu dhigayo qorshahan, labada dal ay midba midka kale ogeysiin karaan marka ay dhacaan arrimo ama shilal...

ONLF oo qeyb ka noqotay isbaheysiga ka dhanka ah Xukuumadda Abiy Axmed
Post

ONLF oo qeyb ka noqotay isbaheysiga ka dhanka ah Xukuumadda Abiy Axmed

Addis Ababa ( Raxanreeb Online) Kooxda hubaysan ee ka dagaallanta Itoobiya ayaa ku dhawaaqay sameynta isbahaysi cusub oo lagu magacaabo Alliance for Survival (Isbahaysiga Badbaadada), kaas oo ujeeddadiisu tahay in xukunka laga tuuro dowladda Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed, lana dhiso maamul ku-meel-gaar ah oo loo dhan yahay. Isbahaysiga waxaa ku mideysan Amhara FANO, Oromo (OLA),...

Somalia Faces Critical Security Transition as AUSSOM Support Comes Under Strain
Post

Somalia Faces Critical Security Transition as AUSSOM Support Comes Under Strain

MOGADISHU—Somalia could face a significant security transition as uncertainty grows over the future of international support for the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM), the International Crisis Group (ICG) has warned in a new report. The report says AUSSOM remains heavily dependent on the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) for...

Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo saxiixay sharciga adag oo ka hortagayo tacdiga loo geysto Haweenka
Post

Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo saxiixay sharciga adag oo ka hortagayo tacdiga loo geysto Haweenka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa saxiixay Ka Hortagga iyo Wax-ka-qabashada Tacaddiyada ka dhanka ah Haweenka Xilliyada Colaadaha. Qoraal kasoo baxay xafiiska taliyaha ciidanka xoogga, ayaa lagu sheegay in amarkan uu xoojinayo dadaallada lagu hor istaagayo tacaddiyada ka dhanka ah haweenka, gaar ahaan kuwa ka dhaca...

Dad badan oo kundhintay weerar Ukraine ay ku qaaday Ruushka
Post

Dad badan oo kundhintay weerar Ukraine ay ku qaaday Ruushka

Moscow ( Raxanreeb Online) Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay, lix kalena way ku dhaawacmeen weerar “baaxad weyn” oo habeenimo oo ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ukraine ku qaadeen gobolka Moscow, sida uu sheegay guddoomiyaha gobolka, Andrei Vorobyev. Vorobyev wuxuu sheegay in 249 diyaaradood oo aan duuliye lahayn la soo riday, wuxuuna sidoo...

SOMALIA: Opposition Warns of Arms Diversion, Demands UN Embargo and International Dialogue
Post

SOMALIA: Opposition Warns of Arms Diversion, Demands UN Embargo and International Dialogue

MOGADISHU — The Somali Salvation Council, an opposition coalition comprising the regional administrations of Puntland and Jubbaland, has formally addressed a series of diplomatic notes to the international community, including the United Nations and multiple foreign embassies, outlining its grave concerns over the prevailing political and security situation in Somalia. In the correspondence, the coalition...