Author: MR Guled (Hanad Guled)

18  shaqaale oo saaran Markab lagu haysto xeebaha dalka oo laga dayrinayo.
Post

18 shaqaale oo saaran Markab lagu haysto xeebaha dalka oo laga dayrinayo.

Muqdisho (Raxanreeb ) Kooxaha Burcad badeeda Soomaalida oo dib ugu dilaacay xeebaha Soomaaliya ayaa xeebaha Puntland ku haysta Markab ay ka soo qafaasheen gacanka Cadmeed. Sida wararka la – helayo ay sheegayaan mwaxaa saaran Markabka 18 shaqaale kuwaas oo laga dayrinayo xaaladooda caafimaad isla markaana waxa la xaqiiyay in ay u baahan yihiin adeeg caafimaad....

Firdhiye ‘’Isimada waa inay yimaadaan Laascanood  ‘’- Shir muhiim ah.
Post

Firdhiye ‘’Isimada waa inay yimaadaan Laascanood  ‘’- Shir muhiim ah.

Laascanood (Raxanreeb ) Magaalada Laascanood ee gobolkaSool  waxaa lagu wadaa inuu ka dhaco shir guud oo ay leeyihiin Odayaasha iyo isimada maamulka SSC- Khaatumo. Magaalada waxaa la filayaa in ay  gaaraan xubnaha ka qayb galaya shir muhiim ah oo uu ku baaqay Hoggaamiyaha maamulkaas Cabdiqaadir Axmed Aw Cali Firdhiye. Hoggaamiye Firdhiye ayaa dhammaan hoggaanka dhaqanka...

Maydka wasiir Khadiiyo  oo maanta la keenay  Muqdisho
Post

Maydka wasiir Khadiiyo  oo maanta la keenay  Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb ) maanta oo Khamiis ah waxa garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dejiyay maydka AUN wasiirkii haweenka  Khadiijo Maxamed Diiriye. Wasiir Khadiijo ayaa shalay waxa ay ku geeriyootay , dalka Jabuuti halkaas oo maalmo ay ku xanuunsanaysay iyadoo ujeedkoodu ahaa in ay ka qayb gasho shir halkaas ka socday. Wasiiro ka...

DENI oo wajahaya mucaarado xooggan & isbahaysyo ka abuurmaya
Post

DENI oo wajahaya mucaarado xooggan & isbahaysyo ka abuurmaya

Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee Puntland waxaa ka soconaya  Ololaha doorashada oo loogu jiro hanashada kursiga madaxtinimada maamulkaas waxaana halkaas ku sugan musharaxiin badan. Ololaha socda ka sakow waxaa arrimahaas bar bar socda kulamada looga hadlayo sidii doorashadu ay ugu dhici lahayn si daahfuran oo qori isku dhiib ah oo aanay wax dhibaata ah...

Mareykanka oo u taag la’ weerarada soo badanaya Xuutiyiinta
Post

Mareykanka oo u taag la’ weerarada soo badanaya Xuutiyiinta

Sanca (Raxanreeb )Ciidamada Mareykanka iyo xulafadooda ayaa wada abaabul ay kaga jawaabayaan weerarada Xuutiyiinta oo sii kordhaya ee lagu bartilmaameedsanayo marinka muhiimka ah ee maraakiibta ee Badda Cas. Maraykanka ayaa ku dhawaaqay abuuritaanka ciidamo la xoojiyey oo ilaalinta badda ah oo ka hawlgala koonfurta badda cas, isku day ay kaga hortagayaan weerarada isa soo taraya...

Xukuumadda Xamse oo gashay heshiisyo qarsoodi ah , Farqaha la is haystaa
Post

Xukuumadda Xamse oo gashay heshiisyo qarsoodi ah , Farqaha la is haystaa

Muqdisho (Raxanreeb ) waxaa soo baxaya xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka kuwaas oo samaystay kudlad ay ku midaysan yihiin isla markaana eedeyn u jeedinaya xukuumadda Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Bare. Xildhibaanadan oo la baxay Toosin-Qaran ayaa  sheegay in xukuumadda ay gashay heshiisyo qarsoodi ah oo aan laga war hayn taas oo ay xuseyn in ay ka...

Wasiir Khadiijo oo ku geeriyooday Jabuuti ka dib markii maalmo ay xanuunsanaysay.
Post

Wasiir Khadiijo oo ku geeriyooday Jabuuti ka dib markii maalmo ay xanuunsanaysay.

Jabuuti (Raxanreeb ) Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti waxaa ku geeriyooday AUN Wasiirkii Haweenka iyo xuquuqul Insaanka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye. Wasiir Khadiijo ayaa dalka Jabuuti kaga qayb gali lahayd shirka Hirtage oo lagu casuumay hase ahaatee halkaas ayay ku xanuunsatay. Waxa ay ka timid maalmo ka hor magaalada Baydhabo ee gobolka Baay oo ay...

IMF ‘’ Soomaaliya waxaa la siin doonaa dayn cusub ‘’
Post

IMF ‘’ Soomaaliya waxaa la siin doonaa dayn cusub ‘’

Muqdisho (Raxanreeb ) Guddiga sare ee IMF ayaa si rasmi ah u ansixiyay 100 milyan oo dollar oo deyn cusub ah oo Soomaaliya la siinayo. Guddiga sare ee hay’adda ayaa shaaciyay in lacagtaan ay ku bixineyso muddo saddex sano ah gudahood. Dayntaan cusub ayaa waxay ku dhisan tahay horumarka ilaa hadda la gaaray, oo ay...

MUDUG oo ay ku dagaalmeen ciidanka Dowladda & kooxda AS .
Post

MUDUG oo ay ku dagaalmeen ciidanka Dowladda & kooxda AS .

Gaalkacyo (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo kooxda Al- Shabaab ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay deegaano ka mid ah gobolka  Mudug , halkaas oo ay ka socdaan howlgalo amniga lagu sugayo. Deegaanada lagu soo waramayo in dagaalk si gaar ah uu uga socdo aya ah Buurta Yackoos oo u dhaxeysa...

Post

Puntland Minister: Hijacked M.V Ruen spotted, pirates permit medical treatment for injured crew

The Maltese-flagged vessel M.V Ruen, hijacked by a group of 15 to 18 armed men, has been located near the town of Bareeda in Somalia’s semi-autonomous Puntland region, Puntland minister said. Ahmed Yasin, Puntland’s Minister of Ports, disclosed that the pirates seized the merchant vessel and breached Puntland waters on Monday. According to Minister Yasin,...