Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo Jimca ah boqolaal dadwaynaha ayaa isugu soo baxay waddooyinka magaalada Muqdisho si ay u muujiyaan in ay garab taagan yihiin walaalala Falastiin. Dadkan ayaa ku dhawaaqayay erayo ka dhan ahaa Yahuuda kuwaas oo duqeymo arxan darra ah ka gaysanaya dhulka barakaysan ee walaalaha Falastiin. Sheekh Cabdul Xayi oo kamid Culimaddii...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
Farmaajo ” Haddii la hareer maro dastuurka waxna laga bedele jahwareer ayuu dalka galayaa “
Doha (Raxanreeb ) Madaxwaynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa war ka soo saaray xaalada dalka gaar ahaan howlaha hortabinta u leh Dowladda. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qoraalkiisa ku sheegay in talaabo kasta oo la qaado iyadoo aan loo marin hanaan sax ah ay keeni karo jahwareer siyaasadeed ok aan la mahdin. Farmaajo ayaa...
Israa’iil oo shaacisay iney duqeyn kudishay hoggaamiye ka tirsan Xamaas
Gaza (Raxanreeb ) – Xafiiska warfaafinta ee xukuumadda Gaza ayaa sheegay in taliyihii ciidamada ammaanka qaranka ee Xamaas Maj. Gen. Jihad Muheisen, lagu dilay weerar ay Israa’iil ku qaadday gurigiisa oo ku yaalla magaalada Gaza isaga iyo qaar ka mid ah qaraabadiisa. Sidoo kale, ilaa hadda si rasmi ah looma oga tirada dadka eheladiisa ah ee...
Dowladda Federaalka oo maamul cusub u aqoonsatay Khaatumo
Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda fadaraalka Soomaliya ayaa Maamul-gobaled cusub u aqoonsan tahay SSC-Khaatumo, oo dhawaan lagu dhawaqay kadib dagaala Culus oo gobalka Sool ka dhacay. Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay aqoonsan tahay bayaanka Isimadda SSC-Khaatumo ay soo saareen 6-dii Feb, kaas oo sheegayay in aysan katirsaneyn maamulada Puntland iyo Somaliland, balse ay hoostagaan dawladda...
Biden ‘’ Israel way ogolaatay in sahayda la gaarsiiyo marinka GAZA’’
Talaviv (Raxanreeb) Madaxwaynaha Maraykanka Joe biden oo booqasho ku tagay Israel ayaa sheegay in sahayda gargaar la gaarsiin doono marinka GAZA halkaas oo duqeyn arxan darro ah ay ka gaysanayaan ciidanka Israel. Ka hor inta uusan ka dhoofin Biden Israel ayuu sheegay in wada hadal ka dib ay isku afgarteen in sahayda la gaarsiiyo Gaza...
Putin oo cambaareeyay Gantaalo uu Mareykanka siiyay dalka Ukraine
Moscow (Raxanreeb) Dowladda Mareykanka ayaa ugu deeqday dalka Ukraine gantaalo iyo hub kale oo casri ah, si ay isaga difaacaan ciidamada Ruushka ee dagaalka adag kala horjeedaan kuna sugan qeybo kamid ah Ukraine. Sidoo kale, hubka dowladda Mareykanka ugu deeqday dalka Ukrine waxaa kamid ah gantaallada casriga ah ee ATACMS, kaa oo cabsi badan ku...
Xilli tacsi lagu jiro, ayey Xeer Ilaalinta su’aalo cabsigelin ah la yeelatay Agaasimaha Arlaadi
Muqdisho (Raxanreeb) Somali Journalists Syndicate (SJS) waxay walaac ka muujineysaa in iyadoo saxafiyiinta Soomaaliya ay la murugoonayaan dilka agaasimihii Somali Cable TV, saaka oo Arbaco ah Xafiiska Xeer Ilaalinta Soomaaliya uu su’aalo weydiin cabsi gelin wadatay la yeeshay agaasimaha Warbaahinta Arlaadi ee Muqdisho. Saaka abaarihii 10:00am, waxaa Xafiiska Xeer Ilaalinta tagay Agaasimaha Warbaahinta Arlaadi, Cabdiraxmaan...
Golaha ammaanka oo dood adag ka leh xaaladda Soomaaliya
New York (Raxanreeb) Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa dood adag ka leh xaalada Soomaaliya gaar ahaan howlgalka ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab ee uu hormuudka ka yahay Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Inta uu socdo howlgalkan waxaa sidoo kale lagu soo hadal qaadi doona arrimaha siyaasada ee taagan , inkastoo intaas badan...
Shir gooni oo diirada lagu saaray doorashada KG & mid guud oo lala yeeshay Odayaasha
Baydhabo (Raxanreeb) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa magaalada Baydhabo ee gobolka Baay waxa uu kula kulmay Odayaasha dhaqanka magaaladaas oo ay ka wada- hadleen arrimo dhawr ah. Waxa lagu soo waramaya in Xasan Sheekh Odayaasha uu kala hadlay arrimo ay ka mid yihiin howgalada ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab sidi uu uga...
WAQTIGA ATMIS oo dhamaad ku dhaw iyo saldhigyo kale oo ay wareejiyeen
Raaga Ceelle (Raxanreeb )Ciidamada ATMIS ayaa saldhigii ay ku lahaayeen Degmada Raaga Ceelle ee Gobalka Shabeellada dhaxe ku wareejiyay ciidanka xoogga dalka, waxaana munaasabadda goob joog ka ahaa Saraakiil ka tirsan Xoogga dalka. Qoraal ka soobaxay ATMIS ayaa lagu yir’’ Ciidamada ATMIS ee Burundi ayaa hadda loo daabuli doonaa gobollo kale oo Soomaaliya ka mid...









