Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Abdiraxmaan Abdishakuur oo furay daaqadii Mucaaradnimada
Post

Abdiraxmaan Abdishakuur oo furay daaqadii Mucaaradnimada

Muqdisho (Raxanreeb) Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka mid ah xildhinaanada Golaha shacabka  ayaa bartiisa Facebook ku qoray hadalo uu si wayn  uu ugu dhaliilay Dowladda u hoggaaminayo Madaxwaynaha Soomaaliya. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay in  ay muuqanayaan  waxyaabo badan oo ay hore ugu diideen Dowladii Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay hadda ku dhaqmayso Dowladda Xasan Sheekh....

Xasan Sheekh oo u taag la’ doorashada KGS  oo Baydhabo gaaray
Post

Xasan Sheekh oo u taag la’ doorashada KGS  oo Baydhabo gaaray

Baydhabo (Raxanreeb ) Maanta oo Arbacaha Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee gobolka Baay halkaas oo lagu sood dhaweeyay. Madaxwaynaha Soomaaliya inta uu ku sugan yahay magaalda Baydhabo waxa uu la kulmi doono Madaxwaynaha maamulka koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen iyo xubnaha kale ee maamulkaas. Ujeedka ugu wayn ee Madaxwaynaha uu...

Wasiir ka tirsanaa xukuumadda Cali Ciid oo shaqada laga cayriyay
Post

Wasiir ka tirsanaa xukuumadda Cali Ciid oo shaqada laga cayriyay

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa shaqada ka joojiyay wasiir ka tirsanaa xukuumadda Cali Cali Wasiirka shaqada laga joojiyay ayaa ahaa wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada maamulkaasi, Cabdirisaaq Maxamed Maxamud   ,lamana oga sababta taas keentay. Xukuumada Cali Ciid wax war ah ma aysan ka soo...

AUN  Agaasiihii Somali Cable TV oo qarax ismaadaamin ah lagu dilay
Post

AUN  Agaasiihii Somali Cable TV oo qarax ismaadaamin ah lagu dilay

Muqdisho (Raxanreeb ) AUN waxaa magaalada Muqdisho lagu dilay Cabdifataax Qays oo ahaa Agaasimihii Somali Cable ee fadhigiisu yahay Muqdisho . Sida ay xaqiijiyeen ehelkiisa iyo saaxibadiis wuxuu ku sugnaa maqaayadda uu qaraxa ka dhacay gudaheeda. Waxaa sidoo kale qaraxaas ku dhintay dhowr qof, iyadoo ay ku dhaawacmeen dad kale oo lagu qaaday gaadiidka Ambalaasta,...

Qof isa –soo miidaamiyay oo isku qarxiyay meel u dhaw Villa Somalia
Post

Qof isa –soo miidaamiyay oo isku qarxiyay meel u dhaw Villa Somalia

Muqdisho (Raxanreeb )  Goob aad loo ilaaliyo oo ku dhaw xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa waxa uu qarxiyay qof isa- soo miidaamiyay. Waxa  uu ka dhacay maxaaqi  lagu magacaabo Blue Sky oo ku taala meel laga galo  Xarunta Villa Somalia waxaana maqaaxida fadhiista ciidanka dowlada , shaqaalaha Dowladda iyo dad kale. Dowladda ayaa...

Post

Ugandan police foil plot to bomb churches – Museveni

Ugandan police foiled a bomb attack on churches by the Allied Democratic Forces (ADF) rebel group in central Butambala district, President Yoweri Museveni has said. The Islamic State-linked militants were on Sunday planning to plant two bombs in churches in Kibibi, about 50 km (30 miles) from the capital Kampala, Mr Museveni wrote on X,...

AS oo weerar qaraxyo ku bilowday kuqaaday Yaaqbiriweyne
Post

AS oo weerar qaraxyo ku bilowday kuqaaday Yaaqbiriweyne

Yaaqbiriweyne (Raxanreeb)  Xubno katirsan kooxda Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday deegaanka Yaaqbariweyne ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaas oo muddooyinkii lasoo dhaafay uu ku sugnaa xildhibaan Daahir Amiin Jeesow. Sidoo kale, Al-Shabaab ayaana qaraxyada kaddib la sheegay in weerar toos ah ku qaadeen ciidamo dadka deegaanka ah oo hormuud u ahaa xildhibaan...

MUQDISHO : Qayb ka mid ah baa la go’doomiyay- XOG & Xaqiiq
Post

MUQDISHO : Qayb ka mid ah baa la go’doomiyay- XOG & Xaqiiq

Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamo gaysay markii ugu horeeyay nawaaxiga Garoonka Aadan Cadde gaar ahaan meelo markii hore gadiidka iyo mootooyinka ay adeegsan jireen. Ciidanka ayaa diiday in Gadiidka iyo mootooyinka ay adeegsadaan , waddooyinka qaar ee laga galo Garoonka Aadan Cadde oo markii hore ahayd meel ay dadka adeegsadaan . Wadayaasha Mootooyinka...