Muqdisho (Raxanreeb ) Xilli ay wali taagantahay hadal-haynta marxallada uu marayo hannaanka dayn cafiska dalka ee ay garwadeenka ka yihiin Hay’adaha Maaliyadda Caalamka (IFs) oo isugu jira Bangiga Aduunka (WB) iyo Hay’adda Lacagta Aduunka (IMF) kaasi oo qorshuhu ahaa in Soomaaliya gebi ahaannba looga saamaxo qaan-lacageed gaaraysa illaa 5 bilyan oo doollarka Marakayka ah, ayaa...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
South West State: In the grip of a political crisis and a deteriorating humanitarian situation
Background Geographically, the southwest of Somalia is composed of six regions that were originally known as the “Alta-Juba regions.” However, they have been split into two states as a result of politically induced drives. The Digil and Mirifle clans are the first Somali community to advocate for federalism. In the 1940s, the Hizbi Digil and...
Ex-CIA director says ground offensive could be like Mogadishu on steroids
Former CIA director David Petraeus has warned that a ground offensive in Gaza “could be Mogadishu on steroids very quickly.” Speaking to POLITICO’s Power Play podcast the former US general said if the Hamas fighters are as creative in defence as they were when they staged the attack on Israel bases on 7 October “then...
21 October, 1969: The fateful dayof the Military takeover
The scourge of military take over in October 1969 was not a bolt from the blue; the threat had been a Sword of Damocles hanging on the head of the civilian administrations at every moment since the Somali Republic was created in 1960. It was an open secret that the military had always a plan...
Toronto’s TikTok teacher reconnects with her Somali heritage
Zahra Hassan moves to the front of her classroom, her blue-and-white Somalia jersey a not-so-subtle hint about the day’s lesson. Hassan, 29, began teaching three years ago. Last year she generated headlines by going viral on TikTok for her 1990s-inspired oversized tops, baggy jeans, and chunky sneakers. Now, she’s hoping she can use her fashion...
Daadad harqiyay Beledwayne & Luuq ee Gobolada Hiiraan & GEDO
Beledwayne (Raxanreeb ) Roobab xoogan oo ka da’ay gudaha iyo daafaha Magaalada Baledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sababay in guryahooda ay ka barakacaan qoysas farabadan oo daganaa Xaafadaha Kooshin iyo Xaawa taako. Roobabka ayaa socday ku dhawaad 6 saacadood oo xiriir ah, waxaana ka dhashay daadad xoogan oo kusoo rogmaday xaafadaha Kooshin iyo Xaawa taako...
ASKAR dil gaystay oo lagu dilay duleedka magaalada Baydhabo
Baydhabo(Raxanreeb )Xuseen Cali Macalim limaan (Gurey) oo ka tirsan Daraawiishta Koonfur Galbeed, Cabduwaaxid Cali Sheikh Aadan oo ka tirsan Militaryga iyo Cabdulaahi Ibraahim Yarow (Borow) oo Boliiska KGS ka tirsan ayaa saaka Baydhabo Dusheeda looga Oofiyay Dambiyo dhiig Daadin ah oo ay Hore u galeen. Labada Hore ayaa Beerta Qurun Jiis oo Degaan Degmada Baydhabo...
DEG- DEG : Qarax lala beegsaday Saldhig ciidan oo ku yaalla – Ceelasha Biyaha.
Muqdisho (Raxanreeb ) Qarax aad u xoogan oo xittaa guryaha ka ag dhow halka uu ka dhacay ee Ceelasha Biyaha sidaas ka dhigay ayaa hadda la soo warinaya . Dadka deegaanka ayaa sheegaya in qaraxan uu ahaa mid aad u xoogan oo keenay in ay dumaan guryaha ka ag dhawaa halka ay wax ka dhaceen....
MD Xasan miyuu dib- u bilaabayaa howlgalkii AS ee hakadka galay ?
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad-goboleedka Galmudug, halgaas oo uu ka sii ambaqaadayo dhammeystirka wajiga Koowaad ee howlgalka xoreynta dalka. Madaxweynaha ayaa ka soo laabtay safar uu ku tagay magaalooyinka Baydhabo iyo Xudur oo la xiriira abaabulka wajiga Labaad ee howgalka dhawaan lagu xoreynayo...
Ganacsade lagu dilay gobolka Hiiraan & ciidanka amniga oo talaabo qaaday
Beledwayne ( Raxanreeb ) Wararka ka imaanaya degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas lagu dilay ganacsade caan ka ah magaaladaas. Ganacsadahan ayaa lagu magacaabi jiray Xasan Maxamuud Osoble waxaa ayaa waxaa dilkiisa ka danbeeyay koox hubaysan Sida dadka deegaanka ay sheegayaan dilka ka dib kooxda hubaysan ayaa goobta isaga baxsaday waxyar ka...





