Washington (Raxanreeb )- Ololahiisa doorashada madaxwaynaha dib loo doortay ee Mareynkanka ayaa ahaa masaafurinta muhaajiriinta sida sharci darada ah ugu nool magaalooyinka dalka Mareykanka Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Kongareeska Mareykanka iyo madaxwaynaha Mareynkanka Trump ayaa la xusuustaa sida ay isku hayeen inta uu joogay xukunka dalkaas oo aan looga adkaan doorashadii uu...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
Daacish oo gododka loogu dhacay – maxaa u danbeeyay howlgaladii Bari ?
Bosaaso (Raxanreeb ) – Wararka maanta oo Axad ah Raxanreeb uu ka helayo gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in ciidanka difaaca Puntland ay qaadeen golof ka dhan ah kooxda Daacish. Ujeedka ayaa ahaa loo loo ciribtiri lahaa kooxda daacish oo in mudda ah ku dhuumaalaysanayay deegaanada gobolka Bari gaar ahaan Calmiskaad iyo buuraha Galgala....
WARCUSUB | dagaal khasaare gaystay oo ka dhacay Baardheere , GEDO.
Baardheere (Raxanreeb ) –Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowlad-Goboleedka Jubbaland, ayaa saaka ka dhacay degmada Baardheere ee gobolka Gedo dhashay khasaara dhimasho & dhaawac uu ka dhashay. Goobjoogayaasha ku sugan degmada Baardheere ayaa sheegaya in dagaalka ay ku dhinteen xubno muhiim ah , saraakiil iyo askar labada dhinac ah , maadama ...
Xamse maka badbaadi doona mooshinka laga karkarinayo Nairobi ?
Muqdisho (Raxanreeb )-Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka – karaya mooshin ujeedkiisu uu yahay in la tuuro Ra’iisulwasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Bare , kaas oo si aad ah guuxiisa u kordhay saacadihii la soo dhaafay. Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka aadna u dhaliilsan xukuumada Xamse ayaa horboodaya mooshinka oo la sheegayo inuu marayo...
“Interlock: Dhibaatada Dadka Muqdisho”
Muqdisho (Raxanreeb )-Dadka xaafadaha Muqdisho degan ee u tabarta la’ bixinta canshuurta wasaarada maaliyadda iyo tan garab socota ee degmooyinka sida dadban u qaadaan, waxaa u soo kordhiyay in si khasab ah ay ku bixiyaan lacago kale oo lagu sheegay in wadooyinka xaafadahooda lagu dhigaayo dhagaxa interlock ah. Yaa hawshaan ka danbeeya oo dhibaato iyo...
DEG : DEG | Maxkamadda Sare oo dil toogasho ku xukuntay Sayid Cali oo xaaskiisa gubay.
Muqdisho (Raxanreeb )- Maxkamadda Sare ee dalka ayaa si la mid ah maxkamadda Gobolka Banaadir iyo midda Racfaanka dil toogasho ah ku xukuntay Sayid Cali Macallin Daauud oo lagu helay inuu dilay Xaaskiisii Luul Cabdi Casiis. Maxkamada Sare oo xukun dil toogasho ah ku riday Sayid Cali Macallin Daa’uud oo ku eedeysan inuu gubay Xaaskiisa....
DFS oo joojisay duulimaadkii Baydhabo & shacabka ku xaniban Garoonka Aadan Cadde.
Muqdisho (Raxanreeb )- Diyaarado dad shacab ah qaadi lahaa oo ku sii jeeday magaaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur-galbeed ayaa lagu xanibay garoonka Aadan Cade ee magaalada Muqdisho. Laamaha ammaanka dowladda Soomaaliya ayaana la sheegay in diideen in garoonka ka dhoofaan diyaaradaha saakay kusii jeeday magaalada Baydhabo Shalay ayey aheyd markii Sarkaal Ciidan...
DEG : DEG| Qaraxyo lagu hoobtay oo ka dhacay degmada Kaxda ee Muqdisho.
Muqdisho (Raxanreeb ) Laba qarax oo nooca miinada dhulka lagu aaso ah aya waxa ay ka dhaceen Qoraxdhicii Galabta laamiga dheer ee degmada Kaxda Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa la sheegay inay inta badan sawiro ku galaan dhalinyarada Muqdisho xiliga qaraxa dhacayayna waxaa la sheegay inay dhalinyaro badan joogtay. Ilaa iyo hada lama oga...
Open Letter to PM Abiy Ahmed and President Muse Bihi on the Controversia MoU .
Dear President Muse Bihi and PM Abiy Ahmed, Don’t drive to disaster when you can’t fix it – There is always one or another way both parts can gian better solution, the solution that will not jeaporize Somaliland’s search for recognition, the solution that will allow Ethopia to access the need, However, you two decided...
Wariye Aisha Abass Tahliil oo ka badbaaday isku day dil oo AS ay ku soo qaaday.
Muqdisho (Raxanreeb )- Weriye Aisha Abass Tahliil oo ka tirsan wargayska ugu afka dheer Mudisho ee xog-doon ayaa caawa abaaro 07:30 PM koox ka tirsan Al – Shabaab waxa ay ku weerareen degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho. Waxaa la maqlayay rasaaas xoogan oo goobjoogayaashu ay sheegayaan in lagu furay gabadha weriyaha ah ee caawa la...








