Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Masuuliyiin ka mid ahaa Bankiga Dhexe ee Xasan Sheekh dartii isku casilay
Post

Masuuliyiin ka mid ahaa Bankiga Dhexe ee Xasan Sheekh dartii isku casilay

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa guux badan uu ka dhashay is casilaada xubno udub dhaxaad u ahaa Bankiga Dhexe kuwaas oo shaqada isaga tagay. Iscasilaada sedax xubnood oo ka mid ah Guddiga  fulinta Bankiga dhexe ayaa timid waxyar uun ka dib markii Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya uu dib u magaacabay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Bankiga...

Magaalada Garoowe oo dadku farta wadnaha ay ku hayaan + heerka khilaafka
Post

Magaalada Garoowe oo dadku farta wadnaha ay ku hayaan + heerka khilaafka

Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Gawoowe ee caasimadda Puntland waxaa ka taagan walaac ay shacabku ka qabaan in dagaal uu ka dhaco, xilli isfaham darro ay jirto ku aadan xalinta khilaafka madaxweyne Deni iyo Mucaaradka oo Isimada Puntland ay garwadeenka ka ahaayeen. Waxaa xusid mudan in qeybo kamid xaafadaha magaalada Bulshadu ay bilaabeen in ay ka...

Fartoon oo  noqday Guddoomiyaha Wakiiland Somaliland – WAA KUMA Fartoon ?
Post

Fartoon oo  noqday Guddoomiyaha Wakiiland Somaliland – WAA KUMA Fartoon ?

Hargaysa (Raxanreeb ) Maanta oo Axad ah waxa magaalada Hargaysa ee Somaliland ka dhacday doorashada Golaha  Wakiilada  Somaliland kaas oo ay ku tartamayeen  Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir ( Faratoon)   & Maxamed Khadar Daahir. Loolanka doorasho waxaa ka tansuulay Cali Xaamud Jibriil oo ah Guddoomiye-ku-xigeenka 2aad ee Golaha Wakiillada ayaa ah labad shaqsi ee haatan ugu...

Doorashada Golaha Wakiilada  ee Somaliland & halka ay marayaan.
Post

Doorashada Golaha Wakiilada  ee Somaliland & halka ay marayaan.

Hargaysa (Raxanreeb) Maanta oo Axad ah waxa magaalada Hargaysa ee Somaliland ka dhacay doorashada Golaha  Wakiilada  Somaliland kaas oo ay ku tartami doonaan Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir ( Faratoon)   & Maxamed Khadar Daahir. Labada xubnood ee tartamaya ayaa hore u  soo qabtay xilal kala duwan ugu soo qabtay Somaliland,  waxaana  socda loolan xoogan oo la...

Mooshin cusub oo loo gudbiyay Guddoomiyaha Golaha shacabka 
Post

Mooshin cusub oo loo gudbiyay Guddoomiyaha Golaha shacabka 

Raxanreeb (Muqdisho ) Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Barlamamaanka Soomaaliya ayaa maanta Guddoomay  mooshin cusub  oo ka dhan ah hanti dhawrka qaranka kaas oo ay gudbiyeen xubno mid ah Golaha shacabka.                                                                                                 Mooshinkan ayaa la sheegay in ay gudbiyeen xubno ka mid ah ilaa 20 xildhibaan kuwaas oo  la sheegay in gacanta ay u gudbiyeen Guddoomiyaha Golaha...

Gaadiidleyda Ku Safarta Hirshabeelle oo Ka Cabaneysa Canshuuro Xad Dhaaf ah
Post

Gaadiidleyda Ku Safarta Hirshabeelle oo Ka Cabaneysa Canshuuro Xad Dhaaf ah

Beledwayne (Raxanreeb ) Gaadiidleyda ku safarta deegaannada Dowlad Goboleedyada Hirshabeelle ayaa cabasho xooggan waxaa ay ka muujinayaan canshuuro xad dhaaf ah oo looga qaado inta ay ku jiraan safarkooda, waxaana ay arrintaan sabab uga dhigeen khilaafka u dhaxeeya maamulka Hirshabeelle iyo guddioomiyihii hore Caji Jeyte Cismaan. Gaadiidleydaan oo la hadashay warbaahinta ayaa sheegtay in dhowr...

Dowladdu way la daala – dhacaysaa amniga caasimadda + ciidamo hor leh
Post

Dowladdu way la daala – dhacaysaa amniga caasimadda + ciidamo hor leh

Muqdisho ( Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal xoogan ugu jirta wax ka qabashada amniga caasimadda oo dagaalo iyo dilal ay ka dhacayaan. Ciidamo fara badan ayaa la dhigay degmooyinka magaalada Muqdisho kuwaas oo ujeedkooda uu yahay siii ay wax uga qaban lahaayeen amniga caasimadda oo maalmahan aan lahayn sal fadhiya. Maamulka gobolka Banaadir...

Siyaasadda Gobolka GEDO miyay isbedelaysaa ?
Post

Siyaasadda Gobolka GEDO miyay isbedelaysaa ?

Luuq (Raxanreeb ) Degaano ka mid ah gobolka Gedo waxaa ka socdo kulamo ay wadaan xubno sar sare oo ka mid ah mamaul goboleedka Jubbaland kuwaas oo la kulmaya qaybaha bulshada Madaxwayne ku xigeenka maamulka Jubbaland oo in muddo ah tagin deegaanada gobolka Gedo ayaa ka mid ah xubnaha kulamada ka wada Gobolka Gedo gaar...