KENYA : Ganacstada Nairobi oo dhaqaalle xumo kala kulmay dibadbaxyada sii socda.

KENYA : Ganacstada Nairobi oo dhaqaalle xumo kala kulmay dibadbaxyada sii socda.

Nairobi (Raxanreeb ) Kenya waxa ka dhacay dibadbaxyo rabashado wata kuwaas oo si guud u saameeyay dadka dalkaas u dhashay iyo ajaaniibta oo ay ku jiraan dadka Soomaaliyeed.

Intii ay socdeen dibadbaxayada ayaa la boobay goobo badan oo ganaci oo ay ku jiraan kuwa Soomaalida taas oo keentay in dhaqaalle xumo soo wajahdo ganacstada.

Dadka Soomaaliyeed ee ku nool Kenya gaar ahaan xaafadda Islii ayaa sheegay in ay dareemayaan walwal la xiriira dibadbaxyada ka sii socda dalka Kenya.

Dowladda Kenya ayaa ugu baaqday dadka ajaaniibta inay muujiyaan feejignaan dheeraad ah maadama wali ay sii socdaan

Soomaalida ku nool ee magalaada Nairobi ee dalka Kenya ayaa saameeyn ballaaran waxaa ku yeeshay banaanbaxyada kenya kajira dalkaas oo ay dhigayaan mucaaradka.

Leave a Reply

Your email address will not be published.