Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Isku shaandhayn  lagu sameeyay Golaha Wasiirada Yaa la bedelay Yase la magacabay ?
Post

Isku shaandhayn  lagu sameeyay Golaha Wasiirada Yaa la bedelay Yase la magacabay ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa  caawa sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS. Afhayeenka Xukuumadda Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa faahfaahinaya isku shaandheynta iyo magacaabistan xubnaha cusub ee Golaha Wasiirrada. Biixi Iimaan Cige ayaa loo magacaabay Wasiirka Maaliyadda, iyadoo...

Buuq hareeyay fadhiga Barlamaank xukuumadda oo wajig gabax la kulantay
Post

Buuq hareeyay fadhiga Barlamaank xukuumadda oo wajig gabax la kulantay

Muqdisho (Raxanreeb ) Buuq iyo sawaxan ayaa ka bilowday Xarunta Golaha Shacabka, kaddib markii qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha ay keeneen mooshin ay ku diidan yihiin qorshaha Xukuumadda ee Wasiirada lagu horkeenayo Golaha. Sheekh Aadan Madoobe oo furay kulanka ayaa ka hadlay mooshinkan, isaga oo la wadaagay xildhibaanada, si ay cod ugu qaadaan in...

Suuqa Ganacsiga Degmada Afgooye oo xiran + sababta
Post

Suuqa Ganacsiga Degmada Afgooye oo xiran + sababta

Afgooye (Raxanreeb ) Maanta oo sabti ah waxaa gabi ahaanba xiran suuqa  ugu way nee ganacsiga degmada Afgooye ee Shabeellaha hoose , halkaas oo la sheegay in aan wax ganacsi ah ka socon. Sid ay sheegeen dad halkaas ku sugan goobaha  ganacsiga ee maanta xiran ayaa saamayn waxa ay ku yeelatay  ganacsatada halkaas ku sugan...

Taliyaha Sirdoonka Kenya oo Muqdisho soo gaaray & ujeedka socdaalkiisa
Post

Taliyaha Sirdoonka Kenya oo Muqdisho soo gaaray & ujeedka socdaalkiisa

Muqdisho (Raxanreeb ) Taliyaha Nabad Sugidda  Kenya Nuuradiin Maxamed Xaaji ayaa maaanta oo Jimca ah  soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana soo dhaweeyay taliyaha Nabad Sugidda Soomaaliya Mahad Maxamed Salaad. Labada taliye ayaa kawada haday arrimaha amaanka iyo iskaashi dhaxmara labada dhinaca, waana markii ugu horreysay ee uu Muqdisho yimaado taliyaha NIS ee dalka Kenya, balse...

Wasiir Haruuse oo yiri ” Aniga isma casilin “
Post

Wasiir Haruuse oo yiri ” Aniga isma casilin “

Muqdisho ( Raxanreeb )  Tan iyo xalay warar kala duwan ayaa ka soo baxay is casilaad la sheegay inuu damacsan yahay Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Wasiirka arrimaha dibadda Abshir Cumar Haruuse ayaa meesha ka saaray jiritaanka warka ku saabsan inuu damacsan inuu baneeyo xilka uu hayo ee arimaha dibadda Intaas waxaa uu warkiisa ku daray...

FALCELIN LAYAAB LEH : Dacasleey iyo Dowladnimo Maxaa Kala Heysta !
Post

FALCELIN LAYAAB LEH : Dacasleey iyo Dowladnimo Maxaa Kala Heysta !

Muqdisho (Raxanreeb) Hay’adda aan ka soo shaqeeyey. 1) Waajibaadkeeda kuma jirin qabasho dakhli ama wax lacag qabasho ah; 2) Sanad kasta, laba heer oo baaris Hanti-dhowr ah ayaa lagu sameynayey hay’adda (Hanti-dhowr guud iyo midka gudaha), mana jirin wax dayac ama xoolo maqan ah oo la sheegey; 3) Shaqada hay’adda waxaan qoraal ku wareejiyey sanado...

MUQDISHO : Dadka shacabka waa lagu dhacaa , waxna lagama qaban
Post

MUQDISHO : Dadka shacabka waa lagu dhacaa , waxna lagama qaban

Muqdisho ( Raxanreeb ) Xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho waxaa wali loo taag la’ yahay kooxaha hubaysan ee dhaca u gaysta dadka shacab ah. Degmooyin dhawr ah ayaa laga soo warinayaa in ay ka jiraan kooxo dhac ka gaysta kuwaas oo xitaa mararka qaar dhibaateeya dadka ay dhaca u gaysanayaan. Ciidanka Dowladda ayaa ku...