Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

RW Xamse” Doorashada Puntland waa in aan lagu kala fogaan “Xamse & Xasan oo isla safan.
Post

RW Xamse” Doorashada Puntland waa in aan lagu kala fogaan “Xamse & Xasan oo isla safan.

Raxanreeb ( Muqdisho ) Ra’iisulwasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa markii ugu horeysay ka hadlay doorashooyinka deegaanada Puntland iyo khilaafka u dhaxeeya Dowladda iyo maamulkaas Isagoo caawa ka hadlayay kulan lagu qabtay degmada Huriwaa ew magaalada Muqdisho ayuu soo hadal qaaday sida muhiim ay tahay in Puntland ay ka fogaato wax kasta oo...

Laascaanood waxay khibraddeeda ku biirineysaa Borame
Post

Laascaanood waxay khibraddeeda ku biirineysaa Borame

Raxanreeb (Raxanreeb ) Magaalada Boorame waxaa  ka socda banaan baxyo rabshada wata oo ay dhigayaan qaar kamid ah dadka deegaanka, ciidamada ammaanka maamulka Somaliland ayaana rasaas u adeegsanaya joojinta banaan baxa. Dadka dhigaya banaan baxa ayaa ka careesan dil askari katirsanaa ciidanka Somaliland u geestay Arbacadii sargaal katirsanaa ciidanka maamulka Somaliland oo lagu magacaabayay Khadar...

 ‘’Dadka Okiyaal Madoow looma galin karo ‘’ Xasan Sheekh oo loo jawaabay
Post

 ‘’Dadka Okiyaal Madoow looma galin karo ‘’ Xasan Sheekh oo loo jawaabay

Garoowe (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamulka Puntland oo olole doorasho ka wada deegaano badan oo gobolka Nugaal ah ayaa sheegay in ay jiraan shaqsiyaad doonaya in ay caraqaladeeyaan doorashada deegaanada maamulkaas. Madaxwaynaha Puntland ayaa xusay in habka doorashooyinka qofka iyo codka ah ee Puntland ay noqoneyso xukuumaddii ugu horreysay ee billaawda, balse ay jiraan dad waxmagarato...

‘’Dhoolatus dhab u soo dhawayn ‘’ Jubbaland oo farta lagu fiiqayo
Post

‘’Dhoolatus dhab u soo dhawayn ‘’ Jubbaland oo farta lagu fiiqayo

Kismaayo (Raxanreeb ) Maamulka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa la sheegaa inuu wali uusan u dhaqaaqin howlgalada lagu doonayo in Al- Shabaab looga saaro deegaanada maamulkaas. Jubbaland waa halka ugu badan ee ay ku sugan yihiin xubnaha Al- Shabaab ee isaga  cararay koonfurta Soomaaliya oo ay ka socdaan howlgalada lagu doonayo...

Dagaal ka dhacay laascanood , rejo badan oo aan laga qabin xabad joojin
Post

Dagaal ka dhacay laascanood , rejo badan oo aan laga qabin xabad joojin

Laascanood (Raxanreeb ) Dagaal u dhaxeeya ciidanka Somaliland iyo dadka deegaanka ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay duleedka magaalada Laascanood ee gobolka Sool. Dagaalka oo ahaa mid xoogan ayaa yimid, kadib markii ciidamada milatariga Somaliland ay weerar ku billowday madaafiic ku qaadeen goobo ay ku sugnaayeen ciidamada deegaanka. Dadka deegaanka ayaa sheegay inuu jiro...

HIIRAAN : Al-Shabaab oo laga go’doominayo in ay gaarto sahayda
Post

HIIRAAN : Al-Shabaab oo laga go’doominayo in ay gaarto sahayda

Beledwayne (Raxanreeb ) Guddoomiyaha gobolka  Hiiraan ayaa sheegay in talaabo laga qaadid – doono shaqsiyaad raashiinka u gudbinaya deegaanada Al- Shabaab ay kaga sugan yihiin gobolkaas. Guddoomiye Cali Jayte ayaa ku amray gaadiidleyda ka baxa Beledweyn iyo Buulo-burde in aysan aadi jarin dhanka deegaanadaas oo dhaca jiinka wabiga Shabelle. Waxa uu sheegay Guddoomiyaha in aan...

Askari ATMIS oo howlgal u joogay Soomaaliya oo dil ka gaystay Kampala
Post

Askari ATMIS oo howlgal u joogay Soomaaliya oo dil ka gaystay Kampala

Kampala (Raxareeb ) Warbahinta dalka Uganda ayaa qortay in askarigii dhawaan , Wasiirka shaqada , Shaqaalaha & Warshadaha  toogtay  in muudo sanad ah ka howlgalayay  Soomaaliya isagoo ka mid ahaa howlgalka AMISOM , ka hor inta aan ATMIS loo bedelin Toogashada Wasiirka ayaa Talaadii todobaadkii hore  ka dhacday guriga wasiirka oo ku yaala deegaanka Kyanja...

MUQDISHO : Nin gaarigiisa ku soo qariyey Meydka wiil yar oo gacanta lagu dhigay
Post

MUQDISHO : Nin gaarigiisa ku soo qariyey Meydka wiil yar oo gacanta lagu dhigay

Muqdisho (Raxanreeb ) Taliska ciidanka – booliska ayaa gacanta ku soo bandhigay eedaysane la sheegay in gaarigiisa laga dhax helay maydka wiil da’ahaan lagu qiyaasay lix sanno. Ciidanka booliiska gobolka Banaadir ayaa eedaysanahan  degmada Hodan gaar ahaan agagaarka isbitaalka Digfeer ka soo qabtay nin gaari ku watay meydka ilmaha yar. Saraakiisha ciidanka booliska ayaa lagu...

Jowhar oo looga hadlay dagaalka Al- Shabaab & wajiga howgalka labaad
Post

Jowhar oo looga hadlay dagaalka Al- Shabaab & wajiga howgalka labaad

Jowhar (Raxanreeb ) Deegaano ka  mid ah gobolka Hiiraan waxaa ka socda dhaq dhaqaaq la xiriira howlgalka wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Al- Shabaab sida ay sheegeen masuuliyiin ka tirsan Hirshabeelle. Shir looga hadlayay arrintaas ayaa lagu qabtay magaalada   Beledwayne ee gobolka  Shabeellaha Dhexe. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Cali Guudlaawe Xuseen ayaa  guddoomiyey...

Soomaaliya oo ka qayb qaadanaya xalka dagaalka Suudaan
Post

Soomaaliya oo ka qayb qaadanaya xalka dagaalka Suudaan

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markale dhinacyada ku dagaalamaya Waddanka Suudaan ugu baaqay in ay wadahadlaan kana shaqeeyaan ilaalinta xasiloonida Dalkaas. Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dowladda Federaalka ay codkeeda ku biirineyso in dhabbaha nabadda iyo wadahadalka xoogga la saaro si looga fogaado saameynta dagaalkaas...