Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

GAROOWE : Doorashooyinka & Laascanood oo diirada la saaray
Post

GAROOWE : Doorashooyinka & Laascanood oo diirada la saaray

Garoowe (Raxanreeb ) Madaxwaynaha – maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland kulan kula qaatay Hay’adaha amniga maamulkaas. Diirada waxaa lagu saaray kulankan muhiimada iskaaashiga Hay’adaha amniga iyo dagaalka xalka aan laga – gaarin ee wali ka socda magaalada Laascanood ee gobolka Sool. Kulankan waxaa lagu soo hadal qaaday arrimaha ...

MD Xasan oo UK u diiday ka qayb galka  Caleemasaarka Boqorka UK
Post

MD Xasan oo UK u diiday ka qayb galka  Caleemasaarka Boqorka UK

London (Raxanreeb ) Dowladda Ingiriska oo horay Madaxweynaha Soomaaliyaa Hassan sheikh Mohamud ugu casuumtay in uu ka qeybgalo caleemasaarka boqorka UK oo maalma kadib ka dhici doonta magalaada London ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku wargelisay Villa Somalia in aysan suurtagal ahayn in Madaxweynaha uu ka qeybgalo. Sababta ugu wayn arintan ayaa lagu sheegaya  maadaama Soomaaliya...

James Swan oo lagu bedelay Catriona Laing
Post

James Swan oo lagu bedelay Catriona Laing

Muqdisho (Raxanreeb ) James Swan oo in muddo ah maamulayay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa la bedelay sida uu sheegay , Xoghayaha guud ee Qaramada  Midoobay António Guterres. James Swan ayaa lagu bedelay sida uu shaacayay António Guterres haweenay u dhalatay dalka Ingriiska oo lagu magacaabo Catriona Laing War ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay...

XOG : MD Xasan oo Khilaafka Puntland kala hadlay maamul goboleedyada
Post

XOG : MD Xasan oo Khilaafka Puntland kala hadlay maamul goboleedyada

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada  Muqdisho kulan kula qaatay qaar ka mid ah madaxda maamul- goboleedyada kuwaas oo ku sugnaa magaalada Muqdisho. Kulankan waxaa diirada lagu saaray sidii  uu u qabsoomi lahaa shirka madasha- wadatashiga Qaran iyo maqnaanshaha Puntland ee miiska go’aanada. Madaxda – maamul goboleedyada Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed ayaa...

SJS ‘’ Dowladda way sii wadaa tacdiga ay u gaysanayso Suxufiyiinta ‘’
Post

SJS ‘’ Dowladda way sii wadaa tacdiga ay u gaysanayso Suxufiyiinta ‘’

Muqdisho (Raxanreeb ) Dunida waxaa maanta laga maamuusayaa 3da May oo ah maalinta loo gooni yeelay “Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka” inta ay munaasabaddu lagu howlan yahay waxaa lasoo bandhigaa dhibaatooyinka loo geysto Suxufiinta & xarumaha ay ka howlgalaan. Hal-ku-dhigga sannadkan ayaa ah “Qaabeynta Mustaqbalka Xuquuqda: Xorriyatul qowlka oo horseed u ah dhammaan xuquuqaha kale ee...

Soomaalidii ugu badnayd oo  Suudan laga keenay oo dalka yimid
Post

Soomaalidii ugu badnayd oo  Suudan laga keenay oo dalka yimid

Raxanreeb (Muqdisho ) Dowladda Soomaaliya ayaa xooga saaraysa dib  u soo celinta , dadka – Soomaaliyeed ee ku go’adoonsan magaalooyinka dalka Suudaan , halkaas oo dagaalo ay ka socdaan. Soomaali badan ayaa ilaa iyo hadda dib loogu soo celiyo – gudaha dalka kuwaas oo laga soo badbaadiyay colaada ka jirta dalka Suudaan , halkaas oo...

Wasiir iska bixin waayay mushaarka ilaaladiisa oo la toogtay
Post

Wasiir iska bixin waayay mushaarka ilaaladiisa oo la toogtay

Kambala (Raxanreeb ) Wasiiru dowlaha Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha iyo Xiriirka Warshadaha, Col (rtd) Charles Okello Engola ayaa maanta oo Talaada ah  toogasho lagu dilay. Charles Okello Engola ayaa ku sugnaa gurigiisa, waxaana dilkaasi ka dambeeyay sida la sheegay askari katirsanaa ilaaladiisa gaarka ah. Afhayeenka booliiska, Fred Enanga ayaa xaqiijiyay toogashada lagu dilay wasiir Charles Okello...

Jahwareer ka taagan Luuq & Guddoomiyaha degmadaas oo la diiday
Post

Jahwareer ka taagan Luuq & Guddoomiyaha degmadaas oo la diiday

Luuq (Raxanreeb ) RBC xogta uu ka helayso degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaysa in  ciidanka degmadaas ay diideen in Garoonka uu ka soo dego Guddoomiyaha degmada. Gudoomiyaha degmada Cali Kadiye ayaa la sheegay inuu ka yimid magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya , halkaas oo geed fadhi  u ah mudooyinkan siyaasiinta gobolka Gedo....