Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Madaxwayne Recep Tayyip Erdogan , Caafimaadiisa & Ololaha Doorasho
Post

Madaxwayne Recep Tayyip Erdogan , Caafimaadiisa & Ololaha Doorasho

Istanbul (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Turky-ga ayaa lagu soo waramayaa in ay la so deristay xaalad caafimaad oo saamayn doonto ololahiisa doorashada. Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta  baajiyey isu soo baxyo olole doorasho, oo uu qaban lahaa . “Haddii Allah uu ogolaado, waxaan barnaamijkeena sii wadi doonaa berri. Waxaan dhammaan muwaadiniinteena u rajeynayaa caafimaad, nabad...

Xilka miyaa laga qaadayaa Generaal Odawaa Yuusuf Raage ?
Post

Xilka miyaa laga qaadayaa Generaal Odawaa Yuusuf Raage ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Warar hordhac ah oo soo baxaya ayaa sheegaya in suurtagal ay tahay in la bedelo saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Waxaa aad u xoogaystay saacadihii la soo dhaafay suurtagalnimada in meesha laga saaro Taliyaha ciidanka xoogga dalka Generaal Odawaa Yuusuf Raage oo ka mid ah saraakiisha la soo shaqaysay maamulkii...

LIIBIYA  : Muhaajiriin Afrikan ah oo ku dhintay doon ay saarnayeen
Post

LIIBIYA  : Muhaajiriin Afrikan ah oo ku dhintay doon ay saarnayeen

Liibiya (Raxanreeb ) In ka badan 55 qof ayaa geeriyootay dooni  ay saarnaayeen tobanaan tahriibayaal ah oo ku sii jeeday dalalka Yurub sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan Hay’adda socdaalka Aduunka ee IOM. Waxaa ku jira dadka masiibadu ay haleeshay caruur iyo haween, kuwaas oo qayb ka ahaa safarka qatarta badan ee muhaajiriintu ay  ku...

Guddi loo saaray Soomaalida ku go’ doonsan Suudan
Post

Guddi loo saaray Soomaalida ku go’ doonsan Suudan

Muqdishu (Raxanreeb ) Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyey kulan deg-deg ah oo ay isugu yimaadeen xubno ka mid ah Golaha Wasiirada, kaasi oo lagu magacaabay guddi ka shaqayn doona soo celinta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku go’doonsan colaadda ka taagan dalka Suudaan. Wasiirka...

Shir ku saabsan “aayaha” ATMIS oo ka furmaya Kampala
Post

Shir ku saabsan “aayaha” ATMIS oo ka furmaya Kampala

Kampala (Raxanreeb) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kampala, halkaas oo uu ka ga qeyb-galayo shir-madaxeedka dalalka Ciidamadooda  ka qeyb-qaadanayaan xasilinta iyo nabadda dalkeenna (ATMIS), iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay shirka ku soo bandhigayso sida ay uga go’an tahay in ay la wareegto amniga dalka dhammaadka sannadka soo socda. Madaxda...

MD Xasan Sheekh muxuu ka jeedin doonaa Shirka Kambala ka dhacaya ?
Post

MD Xasan Sheekh muxuu ka jeedin doonaa Shirka Kambala ka dhacaya ?

Kambala (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Kambala ee dalka Uganda kaga qayb galaya shir looga hadlayo howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS Shirka ka dhacaya magaalada Kambala ayaa sidoo kale lagu soo hadal qaadi doono sidii loo sii ambaqaadi lahaa wajiga labaad ee  howlgalka Dowladda  ee ka dhanka ah Al- Shabaab. Inta uu kulanka...

Khartoum  oo gantaalo lagu garaacay markale
Post

Khartoum  oo gantaalo lagu garaacay markale

Khartoum (Raxanreeb ) Wararka aan ka  helayno magaalada Khartoum ee dalka  Sudan ayaa sheegaya in markale dagaal uu ka qarxay Sudan, inkasta oo ay xabbad-joojin ku dhawaaqeen dhinacyada dagaallamaya. Militariga Sudan ayaa la soo sheegayaa in  drone u adeegsadeen si ay dagaalyahannada uga celiyaan goob saliidda lagu sifeeyo oo ku taalla Bahri, oo ah magaalada...

Villa Somalia miyaa doonaysa in dalka ay sii joogaan ciidanka ATMIS?
Post

Villa Somalia miyaa doonaysa in dalka ay sii joogaan ciidanka ATMIS?

Muqdisho (Raxanreeb ) Warbixin dhawaan lagu daabacay wargeyska The East African ayaa lagu sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu doonayo in ciidamada ATMIS ay sii joogaan Soomaaliya labo sano dheeraad ah wixii ka dambeeya 31-ka December 2024-ka oo qorshuhu yahay in ay baxaan. Laakiin, Lataliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha, Xuseen Sheekh Cali, ayaa beeniyay...

BERBERA :  hal qof ayaa ku dhintay Guri ku dumay qoys danyar ah.
Post

BERBERA :  hal qof ayaa ku dhintay Guri ku dumay qoys danyar ah.

Berbera (Raxanreeb ) Guri ku yaalla Magaaladda Berbera gaar ahaanna xaafada Daaroole ayaa ku dumay qoys danyar ah oo deganaa. Qoyskan ayaa ka koobnaa illaa shan qof, waxaana gurigaas dumey ku geeriyoodey hal qof oo kamid ah qoyskaaasi. Sidoo kale waxaa jira dhaawacyo soo gaaray dadkii kale ee ku noollaa gurigaas dumey, iyadoo lagu daweynayo...