Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

FADEEXAD: Finland oo dalbatay in dib loogu celiyo lacag uu qaatay xafiiska RW Xamse
Post

FADEEXAD: Finland oo dalbatay in dib loogu celiyo lacag uu qaatay xafiiska RW Xamse

Muqdisho (Raxanreeb ) Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Finland ayaa qorsheyneysa inay 50,000 oo Yuuro ka soo ceshato hay’adda Finn Church Aid (FCA) ka dib markii ay awoodi weyday inay xaqiijiso in dhaqaalahaasi, oo qeyb ahaan ku baxay xafiiska Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya, si sax ah loo isticmaalay, wasaaradda ayaa sidaasi ku dhawaaqday Khamiistii 20 Abriil 2023. Wasaaraddu waxa...

Gobolka Banaadir ”Lama aqbalayo in ay furnaadaan goobaha lagu iibiyo maanka-dooriya”
Post

Gobolka Banaadir ”Lama aqbalayo in ay furnaadaan goobaha lagu iibiyo maanka-dooriya”

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa howlgal lagula dagaalamayo waxyaabaha maandooriyaha ah ka sameeyay xeebta liido ee degmada Cabdicasiis. Waxaa ku wehliyay howlgaladan  ciidanka Dowladda Guddoomiyaha – gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho kaas oo albaabada isugu dhuftay goobo lagu iibiyo Maandooriyaha. Guddoomiye kuxigeenka amniga iyo siyaasada maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye...

MUQDISHO : Maxabiis lagu sii daayay cafis Madaxwayne
Post

MUQDISHO : Maxabiis lagu sii daayay cafis Madaxwayne

Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa xabsiga dhexe Exkoontrool Afgooye laga siiyay maxaabiis, kuwaas oo muddooyinkii dambe halkaas ku xirnaa, oo ciidanka Asluubta ay dhaqan celin ku wadeen. Dowladda ayaa sheegtay in maxaabiistaan la siidaayay, kadib markii madaxweynaha Jamhuuriyadda uu cafis u fidiyay,  waxaana tiradooda ay gaareysaa ilaa 127 Maxbuus. Maxaabiistaan la siiyaay ayaa waxaa ay ahaayeen...

MOOSHIN  xilka loogu tuurayo RW  Xamse Cabdi oo ka socda Nairobi & Muqdisho
Post

MOOSHIN  xilka loogu tuurayo RW  Xamse Cabdi oo ka socda Nairobi & Muqdisho

Nairobi (Raxanreeb ) Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in uu aad u xoogaystay mooshinka ujeedkiisu uu yahay xil ka tuurista Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya. Waxaa Caawa ilaa iyo Xalay Magaalada Nairobi ee Caasimada Kenya ka Socda Mooshin kalsooni kala noqosho ee Xukuumada Ra’iisul-Rasaare Xamze Cbdi Barre.                                                           Mooshinkaan ayaa waxaa hor kacaya sida la Xaqiijiyey Guddoomiye Ku...

Nabadoonno lagu laayay  Masgawaa oo  weerar uu ka dhacay + Magacyadooda
Post

Nabadoonno lagu laayay  Masgawaa oo  weerar uu ka dhacay + Magacyadooda

Dhuusmareeb(Raxanreeb) Wararka aan ka helayno deegaanka Masgawaa ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaas lagu dilay nabadoonno Soomaaliyeed. Xog ay heshay RBCbauaa sheegaya in nabadoonadooda gurigooda loogu xiray miino , taasna ay keentay dhimashadan waxgaradkan. Ilaa iyo hadda waxaan helay seddax ka mid ah Nabadoonada lagu dilay maanta Deegaanka Masgawaa ee gobolka Galgaduud halkaas oo...

Ololaha Geelle ee xal u helida dagaalka Sudan & wararkii ugu danbeeyay
Post

Ololaha Geelle ee xal u helida dagaalka Sudan & wararkii ugu danbeeyay

London(Raxanreeb)Madaxwaynaha Jabuuti ayaa magaalada kulan la qaatay Ra’iisulwasaaraha dalka Ingiriiska oo ay k wada- hadleen xaalada ka aloosan dalka Suudan oo Jabhado ay isku hayaan. Labada masuul ee Jabuuti iyo London ee Ismael Omar Geelle iyo Rishi Sunak ayaa isla soo qaaday halka ay marayaan dadaalada IGAD ee la xiriira dagaalka Sudan oo dad badan ay...

Dagaal ku bilowday , “Qaraxyo” & Hub culus oo ka socda Galgaduud
Post

Dagaal ku bilowday , “Qaraxyo” & Hub culus oo ka socda Galgaduud

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Al-shabaab ayaa saakey weerar qaraxyo ku billowday ku qaadey degaanka Masagawaa waxaana hadda socda dagaal toos ah oo u dhaxeeya Shabaabkii weeraray iyo ciidamada dowladda. Dadka deegaanka ayaa sheegay in gudaha deegaanka iyo hareeraha laga maqlayo dhawaqa rasaasta culculus ee ay is waydaarsanayaan labada dhinac ee Al- Shabaab iyo ciidanka Dowladda. Kooxda...

Dowladda Soomaaliya ‘’ Soomaaliya ayaa ka soo badbaadinay Suudan ‘’
Post

Dowladda Soomaaliya ‘’ Soomaaliya ayaa ka soo badbaadinay Suudan ‘’

Adis Ababa (Raxanreeb ) Soomaalidii ugu  horeysay oo laga soo saaray dagaalka ka socda Suudaan  Dowladda Soomaaliya ay u daad- guraysay dalka Itoobiya War ka  soo baxay Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dadkan ay u badan yihiin kuwa waxbarasho u  joogay dalka dagaalada ay ka socdaan ee Suudan. Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay in  ilaa...

MD Xasan oo Masjidka Isbaheysiga Kula Tukaday Shacabka Caasimadda
Post

MD Xasan oo Masjidka Isbaheysiga Kula Tukaday Shacabka Caasimadda

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka kula oogay Salaadda Ciidda, kumannaan ka mid ah shacabka Soomaaliyeed, masuuliyiinta iyo howlwadeennnada dowladda. Madaxweynaha ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan muslimiinta meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan dadka Soomaaliyeed Munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidriga oo astaan u ah is-jacaylka, midnimada...